|
|
|
|
Wararka Dibadda
Guddoomiyaha GOS Cabdullahi Axmed Tarabi iyo Guddoomiye ku xigeenka labaad ee GOS Faadumo Cali Nuur ayaa magaalada Doha ee dalka Qatar kaga qeyb galay Shirweynaha ANOC.
Read More »
Cayaaryahanka xulka qaranka cyaaraha Fudud Cabdullaahi Jaamac Maxamed oo Soomaaliya ku matalaya tartanka cayaaraha Fudud ee All African games ee ka socda magaalada Rabat ee dalka Marocco ayaa usoo baxay fiinaalka orodka qaybtiisa 1500m.
Read More »
Somaaliya ayaa guul ku bilowday ciyaaraha All African Games qabtiisa Taekwondo-g oo ka furmay magaalada Rabat ee dalka Marocco.
Read More »
Ciyaaryahanka Cabadullahi Jaamac Maxamed ayaa kaalinta saddexaad ka galay orodka 1500 mitir oo manta kadhacay magaalada Kigali ee dalka Rwanda oo tartanka marti gelinaysa.
Read More »
Cayaaryahan Cabdullaahi Jaamac Maxamed ayaa usoo gudbay fiinaalka cayaaraha orordka 1500m mitir oo kadib markiiuu maanta ka qayb galay isreereebreebka tartanka orodka.
Read More »
Soomaaliya ayaa guulo kasoo hoysay ciyaaraha ee da'yarta qaaradda Africa oo ka socda dalka Algeria.
Read More »
Guddiga Olimbikada Somalia ayaa magaalada Prague ee dalka Czech Republic uga qayb-galay shirka sanadlaha ah ee guddiyada Olimbikada adduunka, kaasi oo ay ka soo qayb-galeen xubno matalayay Olimbikada wadamada caalamka.
Read More »
Magaalada Paris ayaa waxaa loo doortay in ay martigeliso tartanka Olympic-da Adduunka ee sanadka 2024, ka gadaal markii ay ku guuleysatay in la siiyo fursadda martigelinta tartankaas.
Read More »
Guddiga Olombikada Soomaaliyeed GOS ayaa ka qeyb galay Seminaar dhanka Suuq qeynta oo ay Guddiga Olombikada Adduunka IOC u qabatay wadamada ku mideydaysan IOC.
Read More »
Guddiga Olombika Soomaaliyeed ayaa ka qeyb galay kulan ay soo qaban qaabisay Olympic Solidary kaasoo ka dhacay Magaalada Lusaka ee dalka Zambia, waxaa kasoo qeyb galay 61 wakiil oo ka socday wadama Luqada Ingiriiska ku hadla ee qaaradda A frika oo ay Soomaaliya ka mid tahay waxaana Soomaalaiya uga qeyb…
Read More »
Waxaa magaalada Doha ee caasimadda Dalka Qatar maanta ka furmay SHirweynaha Ururka Guddiga Olombikada wadamada Caalamka ,Association of National Olympic Commutees ( ANOC), waxaana Soomaaliya Uga Qeyb galay Guddoomiyaha Guddiga Olombikada Soomaaliyeed Mudane Cabdullaahi Axmed Tarabi.
Read More »
Guddiga Olombikada Soomaaloyede ayaa xafiiskiisa ku qabtay xaflad lagu sagootinahay Ciyaartoyda xulka qaranka shatrinjiga , waxaanaf laflada lagu sagootinaya oo ka dhacday xarunta gos kasoo qeyb galay Masuuiyiin ka socotay Gos iyo Xiriirka Shatrinjiga.
Read More »
Oradyahanka xulka qaranka Soomaaliya Maxamed Daa'uud Maxamed ayaa maanta ka qeyb galaya orodka 5,000 ee ciyaaraha Olombikada Adduunka.
Read More »
Ciyaaraha Olombikada Adduunka oo si xiiso leh uga socda waxaa si Soomaaliya uga qeyb galaya laba ciyaaryahan, Maxamed Daa'uud Maxamed iyo Maryan Nuux Muuse .
Read More »
Xoghayaha Guddiga Guddiga Olombika Soomaaliyeed Duran Axmed Faarax ayaa wareysi u uga warbixinayo ciyaraha Olombikada Aduunka siiyay TV-ga Qaranka Soomaaliyeed SNTV xaruntiisa magaalada London ee caasimada Uk.
Read More »
(Nocsom) Xoghayaha Guddiga Olimbikada Soomaaliyeed mudane Duran Axmed Farax ayaa booqasho ku tagay xarunta guddiga olombikada Dalka Turkiga oo ku taala magaalada Stanbul ee dalkaasi Turkiga.
Read More »
(Nocsom)-Seminaarkan oo ka dhacay xarunta IOC, magaalada Laussane ee dalka Sweazerland waxaa ka qayb galay 34 dal oo ay Soomaaliya ka mid tahay waxaana Guddiga Olombikada Soomaaliyeed uga qayb galay Xoghayaha Guud Duraan Axmed Faarax.
Read More »
Waxaa magaalada Port Louis ee dalka Mauritius lagu soo gebagabeeyay shirweynihii 16aad ee ANOCA, Association of National Olympic Committees of Africa, waxaana kasoo qayb galay dhammaan wadamada xubnaha ka ah , iyo guddoomiyaha IOC Dr. Thomas Bach, waxaana Soomaaliya uga qayb galay Xogahayaha Guddiga…
Read More »
Guddoomiyaha Xiriirka Soonmaaliyeed ee kubadda Kolayga Cabdullaahi Nuur Maxamed Cadaani ayaa ka qayb galay shirwaynaha xiriika kubadda Kolayga ee wadamda Jaamacadda Carabta oo ka dhacay dalka isutaga Imaaraadka Carabta ( UAE ).
Read More »
Xoghayaha Xiriirka Soomaaliyeed Kubadda Gacanta Nuur Maye cusmaan ayaa kaga qeyb galay magaalada SOCHI, ee dalka Russia Shirweynihii Xiriirka Kubadda Gacanta Adduunka oo ay ka soo qeyb galeen 198 waddan.
Read More »
|
|
|
|
|
|
|
|