Last update: Friday, March 27 2020 - 13:33:31
Nocom Facebook pageFacebook | Nocom Twitter pageTwitter | Nala Xiriir | Profile | E-mail-ka aqriso | English |
Guddiga Olombikada Soomaaliyeed

Bogga Hore
Doorashooyinka
Profile Xulka Wararka Albumka Sawirada Barnaamijyo Maqal ah Maqal iyo Muuqaal Dalka Soomaaliya Nala Xiriir
Bogagga Ciyaaraha
Barnaamijyo Maqal ah
No image Soomaaliyeey Toosoo Toosoo isku tiirsadaee
Kala soco GOS baraha



Nocsom website

Xiriirka Cayaaraha Fudud oo tababar u qabtay Macalimiinta Dugsiyada qaarkood

0
Saturday November 13, 2010 - 13:29:51 in Xiriirka Ciyaaraha Fudud by Super Admin
  • Visits: 2859
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xiriirka Cayaaraha Fudud oo tababar u qabtay Macalimiinta Dugsiyada qaarkood

    Xiriirka Soomaaliyeed ee Cayaaraha Fudud ayaa magaalada Muqdisho maanta oo jimco ah kusoo gabagabeeyay seminaar muddo 2 maalin ah socday oo ay ka qeybgaleen ku dhawaad 20 macalin oo ka socday dugsiyada wax barashada ee gobalka Banaadir,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xiriirka Soomaaliyeed ee Cayaaraha Fudud ayaa magaalada Muqdisho maanta oo jimco ah kusoo gabagabeeyay seminaar muddo 2 maalin ah socday oo ay ka qeybgaleen ku dhawaad 20 macalin oo ka socday dugsiyada wax barashada ee gobalka Banaadir, Talaabadan ayaa waxaa ay qeyb ka tahay u diyaar garowga tartanka dugsiyada oo dhawaan ka furmi doona magaalada Muqdisho iyo ka qayb galka Tababarka macalinimo ee Herka Qaran level one Coach . Seminaarkan ayaa Macalimiinta ka qeyb galay waxaa lagu barayay casharo la xariira horumarintya Cayaaraha Fudud ee Dugsiyada iyo habka ugu fudud ee Ciyaartoy Dugsiyada loogasoo saari karo taas oo ay ka mid tahay in manaahijta wax barasho ee Iskuulada lagusoo daro Cayaaraha Fudud.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


 
© Xuquuqda website-kan waxa ay u gaar tahay Guddiga Olombikada Soomaaliyeed 2005 - 2024     -     Website-kan waxaa dhistay: Shirkadda Ileys Inc.