|
|
|
|
Xulka Wararka
Cayaaryahanka xulka qaranka cyaaraha Fudud Cabdullaahi Jaamac Maxamed oo Soomaaliya ku matalaya tartanka cayaaraha Fudud ee All African games ee ka socda magaalada Rabat ee dalka Marocco ayaa usoo baxay fiinaalka orodka qaybtiisa 1500m.
Read More »
Cayaaryahan Cabdullaahi Jaamac Maxamed ayaa usoo gudbay fiinaalka cayaaraha orordka 1500m mitir oo kadib markiiuu maanta ka qayb galay isreereebreebka tartanka orodka.
Read More »
Waxaa maanta magaalada magaalada Muqdisho lagua qabtay tartanka orodka Gaaban ee Muqdisho (Muqdisho Mini Marathon kaasoo lagu maamuusaay munaasabadaha maalinta nabada iyo hormarka Isboortiga adduunka iyo maalinta ciyaartoyda Soomaaliyeed.
Read More »
Guddiga Olimbikada Somalia ayaa magaalada Prague ee dalka Czech Republic uga qayb-galay shirka sanadlaha ah ee guddiyada Olimbikada adduunka, kaasi oo ay ka soo qayb-galeen xubno matalayay Olimbikada wadamada caalamka.
Read More »
Guddiga Olombikada Soomaaliyeed GOS ayaa ka qeyb galay Seminaar dhanka Suuq qeynta oo ay Guddiga Olombikada Adduunka IOC u qabatay wadamada ku mideydaysan IOC.
Read More »
Munaasabad lagu xusayay maalinta cayaaraha, horumarka iyo nabadda addduunka ayaa waxa ay ka dhacday garoonka kubadda cagta Banaadir ee magaalada Muqdisho.
Read More »
Madaxweynaha guddiga Olombikada Soomaaliyeed, Abdullahi Ahmed Tarabi, ayaa ka helay Farriin rajo muujin fiican ah iyo farxad kusoo dhoweynta dib u doorashadiisa Madaxa Guddiga Caalamiga ah ee Olombikada Adduunka, Mr. Thomas Bach, oo u dajeeyay ninka Sportiga Somalia u sarreeya ee dib loo doortay in…
Read More »
Kulan ay isugu yimaadeen xubnaha Ururka Cayaartooyda Soomaaliyeed ee magaciisa afka qalaad lagu yiraa "Somali Athletes Commission) iyo qaar ka mid ah madaxda Guddiga Olombikada Soomaaliyeed (GOS) ayaa waxaa laga soo saaray go'aanno muhiim ah oo quseeya ururka.
Read More »
Guddiga Olombikada Soomaaliyeed ayaa magaalada muqdisho ku yeeshay shirka guddigiisa fulinta oo sadexdii bilba hal mar la qabto, waxaana ka soo qeybgalay xubnaha guddiga fulinta iyo Guddoomiye sharafeedka Gos Cabduqaadir IBraahim Gacal Abkoow.
Read More »
Ciyaartoyda Xulka Qaranka Soomaaliyeed ee Ciyaaraha Fudud ayaa wada tababar ay ugu diyaar garoobayaan ciyaaraha Olombikada Aduunka oo bisha Agoosto ee sanadkan ka dhici doona Magaalada Rio Dejenario ee dalka Brazil.
Read More »
Guddiga Olomibika Soomaaliyeed ayaa xafiiska uu magaalada muqdishoku leeyahay ku qabtay shir Jaraa'id uu uga jawaab celinayo warbixin ay soo gasriisay waaxda Socdaalka iyo Jinsiyadda Dowladda fedaraalka Somaaliya taasoo aheyd in garoonka diyaarada Aaden lagu qabtay dhalinyaro sheeganaysa in ay dalka…
Read More »
Guddiga Olombikada Soomaaliyeed ayaa shirkii guddiga Fulinta ee seddexdii Bil mar la qabto ku yeeshay xarunta uu ku leeyahay magalaaada Muqdisho waxaana shir guddoominayay ku-simaha Guddoomiyaha Axmed Cabdi Xasan Wataac.
Read More »
(Nocsom) Xoghayaha Guddiga Olimbikada Soomaaliyeed mudane Duran Axmed Farax ayaa booqasho ku tagay xarunta guddiga olombikada Dalka Turkiga oo ku taala magaalada Stanbul ee dalkaasi Turkiga.
Read More »
(Nocsom)-Seminaarkan oo ka dhacay xarunta IOC, magaalada Laussane ee dalka Sweazerland waxaa ka qayb galay 34 dal oo ay Soomaaliya ka mid tahay waxaana Guddiga Olombikada Soomaaliyeed uga qayb galay Xoghayaha Guud Duraan Axmed Faarax.
Read More »
Tababar heer Caalami ah oo kubada Lalisla oo ay ka qeyb qaadanayeen 18 macalin oo xirfada macalinimo la barayay ayaa lagu soo gebagebeeya Magaalada muqdisho waxaana xaflada xeritaanka kasoo qayb galay masuuliyiin ka socotay Guddiga Olombikada Soomaaliyeeed, madaxda xiriirka kubadda La laliska, madaxda…
Read More »
Waxaa magaalada Port Louis ee dalka Mauritius lagu soo gebagabeeyay shirweynihii 16aad ee ANOCA, Association of National Olympic Committees of Africa, waxaana kasoo qayb galay dhammaan wadamada xubnaha ka ah , iyo guddoomiyaha IOC Dr. Thomas Bach, waxaana Soomaaliya uga qayb galay Xogahayaha Guddiga…
Read More »
Soomaaliyeed ee kubadda kolayga ayaa maanta muqdisho ka furay Seminaar loogu magac daray ( Zonal referees Clinic) oo loogu talo galay garsoorayaasha wadamada soonka shanaad kumidaysan oo ay Soomaliya kujirto waxaana ka qayb gaybgalaya 2o garsoore soomaali ah iyo 4 u dhalatay dalak Masar.
Read More »
Munaasabdadda furtinaaka horyaalkii 16-aad ee Wiilsha Kubadad Gacanta ayaa maanta ka dhacday Garoonka Wiish,waxaana ka soo qeyb galay Masuuliyiin ka socotay Wasaaradda Dhalinyarada iyo isboortiga, Madaxda Guddiga Olombikada Soomaaliyeed, Madaxda xiriirada kubadda cagta, Kolayga, Laliska ,Ciyaaraha Fudud…
Read More »
Shirkii saddex biloodlaha ahaa ee guddiga Fulinta ayna ka soo qayb galeen xubnaha guddiga fullinta ee Guddiga Olimbikada Soomaaliyeed iyo guddoomiye Sharafeedaka GOS Cabduqaadir Gacal Abkoow ayaa lagu qabtay Hotel Shamo ee magaalada Mogadishu.
Read More »
Shirkan oo ay soo qaban qaabiyeen Xiriirka Doomaha Caalamka (FISA) iyo Guddiga Olombikada Caalamka IOC ayaa ka dhacay Magaalada London ee dalka Ingiriiska waxaana ka qayb galaya dalalka ku midaysan xiriirka Doomaha Caalamka oo ay soomaaliya qayb ka tahay.
Read More »
|
|
|
|
|
|
|
|