(Nocsom)-Seminaarkan oo ka dhacay xarunta IOC, magaalada Laussane ee dalka Sweazerland waxaa ka qayb galay 34 dal oo ay Soomaaliya ka mid tahay waxaana Guddiga Olombikada Soomaaliyeed uga qayb galay Xoghayaha Guud Duraan Axmed Faarax.
Seminar oo ku saabsanaa
suuqgeynta Olympic-ada waxaa diyaariyey qeybta u qaabilsan IOC da oo lagu
magacaabo IOC Television and Marketing Services TMS , wuxuu socday 26 - 27
January.
Xoghayah Gos
Duraan Axmed Faarax oo ka
warbixyay ujeedka Seminaarka ayaa
sheegay in seminaarkan uu ahaa kii 5aad
oo lux seminar oo IOC- da ugu tala gashay iney ka faaideystaan waddamada
xubnaha ka ah, Waxaa midkaan joogay 34
waddan oo ka socda 5ta qaaradood.
Xoghayaha ayaa intaa kudaray in seminaarkan xooga
lagu saaray sida looga faaideysan karo
haysashada astaanta olympic- da ( olympicbrand ) oo ah astaanta ugu caansan dunida, baaritaan la sameeyey na 98% lagu sheegay iney garanaayaan astaanta olympic ada sidaa
awgeedna ay muhiim tahay in ay wadamadu ka faaideystaan.
Suuqgeynat
waa nidaam hay'adaha ,Xiriirada , Kooxaha iyo Ururada isboortiga aad muhiim ugu ah taasoo haddii ay waqti iyo qorshe
wanaagsan geliyaan ay ku helikaraan dhaqaalo uu isboortiga ku horumari karo
waana sababta ay GosSeminaarkan muhiimada gaarka u siisay xilli dalal badan oo caalamka ay ka baaqsadeenka
qayb galkiisa.
W/D: Xuseen Maxamed
Hadaafow
Waaxda warfaafinta
Gos
GOS oo ka qayb gashay tababar dhanka Suuqgeynta oo lagu qabtay Sweazerland+Sawiro
(Nocsom)-Seminaarkan oo ka dhacay xarunta IOC, magaalada Laussane ee dalka Sweazerland waxaa ka qayb galay 34 dal oo ay Soomaaliya ka mid tahay waxaana Guddiga Olombikada Soomaaliyeed uga qayb galay Xoghayaha Guud Duraan Axmed Faarax.