Last update: Friday, March 27 2020 - 13:33:31
Nocom Facebook pageFacebook | Nocom Twitter pageTwitter | Nala Xiriir | Profile | E-mail-ka aqriso | English |
Guddiga Olombikada Soomaaliyeed

Bogga Hore
Doorashooyinka
Profile Xulka Wararka Albumka Sawirada Barnaamijyo Maqal ah Maqal iyo Muuqaal Dalka Soomaaliya Nala Xiriir
Bogagga Ciyaaraha
Barnaamijyo Maqal ah
No image Soomaaliyeey Toosoo Toosoo isku tiirsadaee
Kala soco GOS baraha



Nocsom website

Cabdullaahu Jaamac oo usoo baxay fiinaalka orodka 1500m cayaaraha All African games, saacad wanaagsanna sameeyay

0
Thursday August 29, 2019 - 21:52:10 in Xiriirka Ciyaaraha Fudud by Nocsom Editor
  • Visits: 3650
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Cabdullaahu Jaamac oo usoo baxay fiinaalka orodka 1500m cayaaraha All African games, saacad wanaagsanna sameeyay

    Cayaaryahanka xulka qaranka cyaaraha Fudud Cabdullaahi Jaamac Maxamed oo Soomaaliya ku matalaya tartanka cayaaraha Fudud ee All African games ee ka socda magaalada Rabat ee dalka Marocco ayaa usoo baxay fiinaalka orodka qaybtiisa 1500m.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Cayaaryahanka xulka qaranka cyaaraha Fudud Cabdullaahi Jaamac Maxamed oo Soomaaliya ku matalaya tartanka cayaaraha Fudud ee All African games ee ka socda magaalada Rabat ee dalka Marocco ayaa usoo baxay fiinaalka orodka qaybtiisa 1500m.

Cabdullaahi Jaamac ayaa ku orday3:39 isagoo qaybta uu ku tartamayay galay booska shannaad, sidoo kale waxuu ku biiray ciyaartoyda usoo baxay fiinaalka orodka 1500m oo habeen dambe la ordi doono.



Cabdullaahi Jaamac ayaa natiijo wanaagsan ka sameeyay dhanka Saacadda waxuu orodkii kan ka horeeyay ee March sanadkan oo ka dhacay Djiboutiku orday3:46, waxuuna hadda soo jaray 7 ilibirqsi, isagoo ku orday 3:39.


Cabdullaahi Jaamac oo kamid ah ciyaaryahanada heer qaran ee uu guddiga olombikada qaranka Soomaaliyeed tababar xero gudaha iyo dalka dibadiisa u sameeyay ayaa sanadkan biladda dahabka kasoo hoyay ciyaaraha da’yartaDjibouti, sidoo kale waxuu biladdaMaarta ku hantay ciyaarihi da’yartaOlombikada Wadamada Soonka shannaad.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


 
© Xuquuqda website-kan waxa ay u gaar tahay Guddiga Olombikada Soomaaliyeed 2005 - 2024     -     Website-kan waxaa dhistay: Shirkadda Ileys Inc.