Last update: Friday, March 27 2020 - 13:33:31
Nocom Facebook pageFacebook | Nocom Twitter pageTwitter | Nala Xiriir | Profile | E-mail-ka aqriso | English |
Guddiga Olombikada Soomaaliyeed

Bogga Hore
Doorashooyinka
Profile Xulka Wararka Albumka Sawirada Barnaamijyo Maqal ah Maqal iyo Muuqaal Dalka Soomaaliya Nala Xiriir
Bogagga Ciyaaraha
Barnaamijyo Maqal ah
No image Soomaaliyeey Toosoo Toosoo isku tiirsadaee
Kala soco GOS baraha



Nocsom website

GOS oo Qabatay Shirkii ugu Horeeyey ee Istaraatiijiyada GOS

0
Saturday December 11, 2010 - 12:34:35 in Wararka Gudaha by Super Admin
  • Visits: 1878
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    GOS oo Qabatay Shirkii ugu Horeeyey ee Istaraatiijiyada GOS

    GOS ayaa waxay qabatay shirkii ugu horeeyey ee istaraatiijiyada GOS ee 4 sano soo socota. Shirkaas ayaa wuxuu ka dhacay Djibouti. In la sameeyo istaraatiijiyada fog ee GOS ayey waxay ka dambeysay talo soo jeedintii Mr. Abdirashid Haji-nor ee buugiisa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

GOS ayaa waxay qabatay shirkii ugu horeeyey ee istaraatiijiyada GOS ee 4 sano soo socota. Shirkaas ayaa wuxuu ka dhacay Djibouti. In la sameeyo istaraatiijiyada fog ee GOS ayey waxay ka dambeysay talo soo jeedintii Mr. Abdirashid Haji-nor ee buugiisa qalinjebinta koorsada 13aad ee Memoska. GOS ayaa waxay qabatay shirkii ugu horeeyey ee istaraatiijiyada GOS ee 4 sano soo socota. Shirkaas ayaa wuxuu ka dhacay Djibouti. In la sameeyo istaraatiijiyada fog ee GOS ayey waxay ka dambeysay talo soo jeedintii Mr. Abdirashid Haji-nor ee buugiisa qalinjebinta koorsada 13aad ee Memoska. Waa markii ugu horeysay ee la horumariyo barnaamij istaraatiijayada fog ee GOS. Istaraatiijayada 4 sano soo socota waxay xooga saareysaa qeybahaan soo socda; 1)    Horumarinta aqoonta xubnaha GOS maamul iyo farsamo 2)    Ka qeybgalka ciyaaraha gobolka, qaarada iyo caalamkaba iyadii diirada la saarayo ka qeybgalka ciyaaraha Olimbikada London 2012, ciyaaraha Afrika, Ciyaaraha Carabta, Olimbikada dhallinyarada iyo ciyaaraha dhallinyarada Afrika.  3)   Horumarinta Isbooritga iskuulada 4)  Sare u qaadida muuqaalka iyo sumcada GOSintii uu socday shirkii Istraatiijayada ayaa waxaa la sameeyey qorshe hawleedka 4 sano soo socota iyadoo markii dambena laga soo dhex saaray qorshe


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


 
© Xuquuqda website-kan waxa ay u gaar tahay Guddiga Olombikada Soomaaliyeed 2005 - 2024     -     Website-kan waxaa dhistay: Shirkadda Ileys Inc.