Xafladda Xiriitaanka Koobka Koobabka ee XSKK
- Visits: 2560
-




(Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
- 0 0
-
Share
Xriirka Soomaaliyeed ee kubadda kolayga ayaa magaalada Muqdisho ku qabtay xaflad si heer sare loo soo agaasimay. Xafladaas ayaa lagu bixinaayey abaalmarinadii tartanka 26aad ee koobka Jeneraal Daa'uud. Xafladdan oo ay ka soo qeybgaleen mas`uuliyiin kala duwan oo ka socday dhinaca GOS iyo XSKK iyo bahda Isboortiga qeybahiisa kala duwan ayaa waxaa ugu horeyn halkaasi qudbad ka soo jeediyey Guddoomiyaha X.S.K.K Ibraahim Xuseen Cali (ROOMBO) wuxuuna tibaaxay inuu tartankan uu ahaa mid Taariikhi ah oo xilli adag oo ay dagaalo ka jireen magaalada Muqdisho Xiriirka, madaxada kooxaha, Tababarayaasha iyo ciyaartoyda ay u dhabar adeegeen habsami u socodka tartanka oo si xiiso badan ku soo idladay."Waad la socotaan inaan qabanay Koobka Koobabka Jen. Daa`uud oo qiimo weyn inoogu fadhiya waana u dhabar adeegnay inaan qabano waqti aad u adag oo ay dagaalo si xowli ah ku socdeen
Xafladda Xiriitaanka Koobka Koobabka ee XSKK
Xriirka Soomaaliyeed ee kubadda kolayga ayaa magaalada Muqdisho ku qabtay xaflad si heer sare loo soo agaasimay. Xafladaas ayaa lagu bixinaayey abaalmarinadii tartanka 26aad ee koobka Jeneraal Daa'uud.