Last update: Friday, March 27 2020 - 13:33:31
Nocom Facebook pageFacebook | Nocom Twitter pageTwitter | Nala Xiriir | Profile | E-mail-ka aqriso | English |
Guddiga Olombikada Soomaaliyeed

Bogga Hore
Doorashooyinka
Profile Xulka Wararka Albumka Sawirada Barnaamijyo Maqal ah Maqal iyo Muuqaal Dalka Soomaaliya Nala Xiriir
Bogagga Ciyaaraha
Barnaamijyo Maqal ah
No image Soomaaliyeey Toosoo Toosoo isku tiirsadaee
Kala soco GOS baraha



Nocsom website

Buuga tacsida guddoomiyihii GOS (Aaden X Yabarow).

0
Thursday May 17, 2012 - 02:26:27 in Wararka Gudaha by Super Admin
  • Visits: 1670
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Buuga tacsida guddoomiyihii GOS (Aaden X Yabarow).

    Ka dib dhacdadii naxdinta lahayd oo bishii April 4 teedii ka dhacday golaha murtida iyo madadaalada uuna ku geeriyooday alaha u naxariistee guddoomiyihii hore ee GOS Aaden xaaji Yabarow (Wiish) waxaa xafiiska GOS soo gaarayey qoraalo xambaarsan tacsi

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ka dib dhacdadii naxdinta lahayd oo bishii April 4 teedii ka dhacday golaha murtida iyo madadaalada uuna ku geeriyooday alaha u naxariistee guddoomiyihii hore ee GOS Aaden xaaji Yabarow (Wiish) waxaa xafiiska GOS soo gaarayey qoraalo xambaarsan tacsi kuwaasoo ay soo kala direen madaxda sport ga adduunka iyo bahwaynta sport ga Soomaaliyed. Waxaan halkan idinkugu soo gudbinaynaa qoraaladii tacsida ahaa ee ay bahwayntani soo gaarsiiyeen guddiga olimbikada Soomaaliyeed. Halkan ka akhriso qoraalkii guddoomiyaha Olimbikada dalka Japan. Halkan ka akhriso qoraalkii guddiga qabanqaabada cayaaraha olimbikada London 2012. Halkan ka akhriso qoraalkii guddoomiyaha ururka nabadda iyo cayaaraha. Halkan ka akhriso qoraalkii guddoomiyaha ururka midaynta sport ga dalalka islaamka. Halkan ka akhriso qoraalkii guddoomiyaha olimbikada dalka Zimbabwe. Halkan ka akhriso qoraalkii guddoomiyaha ururka jiilka nabadda.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


 
© Xuquuqda website-kan waxa ay u gaar tahay Guddiga Olombikada Soomaaliyeed 2005 - 2024     -     Website-kan waxaa dhistay: Shirkadda Ileys Inc.