Last update: Friday, March 27 2020 - 13:33:31
Nocom Facebook pageFacebook | Nocom Twitter pageTwitter | Nala Xiriir | Profile | E-mail-ka aqriso | English |
Guddiga Olombikada Soomaaliyeed

Bogga Hore
Doorashooyinka
Profile Xulka Wararka Albumka Sawirada Barnaamijyo Maqal ah Maqal iyo Muuqaal Dalka Soomaaliya Nala Xiriir
Bogagga Ciyaaraha
Barnaamijyo Maqal ah
No image Soomaaliyeey Toosoo Toosoo isku tiirsadaee
Kala soco GOS baraha



Nocsom website

GOS oo Baabi`isay wakiiladii u fadhiyay daafaha Dunida

0
Monday March 18, 2013 - 13:14:30 in Wararka Gudaha by Super Admin
  • Visits: 1686
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    GOS oo Baabi`isay wakiiladii u fadhiyay daafaha Dunida

    MUQDISHO - Guddiga Olambikada Soomaaliyeed ayaa maanta shaaca ka qaaday in dhamaan wixii wakiilo ee u fadhiyay daafaha dunida in la Baabi`iyay (Canceled) jiritaankooda sida ku cad wareegto ka soo baxday xafiiska Guddoomiyaha GOS C/llaahi Axmed Tar

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

MUQDISHO - Guddiga Olambikada Soomaaliyeed ayaa maanta shaaca ka qaaday in dhamaan wixii wakiilo ee u fadhiyay daafaha dunida in la Baabi`iyay (Canceled) jiritaankooda sida ku cad wareegto ka soo baxday xafiiska Guddoomiyaha GOS C/llaahi Axmed Tarabi. Guddiga Olambikada Soomaaliyeedayaa tibaaxayinuu ogaaday in wakiilo yar ay qabtaan shaqo balaaran, kuwaas oo isku howlay inay soo saaraan dhallinyaro Soomaaliyeed oo Xirfad leh, Islamarkaanasi gaar ah ula shaqeeyay Xiriirada heerka Qaran. Iyagoo u matelayay dalkooda hooyo Tartamada heer gobol, qaarad iyo mid Caalami ah, GOS ayaa si gaar ahna ugu Mahadnaqday waxqabadkooda - Sidoo kale GOS ayaa xustay inay jiraan kuwo aan wax-qabad la imaan. Wareegtadan ayaa lagu xusay in wixii ka dambeeya17ka Maarso 2013 aysan jirin wax wakiil ah oo matelaya GOS. Dhinaca kalenaWadatashi lala sameynayo xubnaha qurba-joogta Isboortiga ayaaGOSwaxay ku balan qaaday inay fursad heli doonaan qurba-joogta si ay u matelaan dalkooda hooyo. Ugu dambeyn Guddoomiyaha GOS C/llaahi Axmed Tarabiayaa wareegtadiisa ku soo gunaanadayMahadcelinta xubnihii dalkooda hooyo u muujiyay wax-qabad balaaran. Said Ibrahim Hussein (BUUNA)


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


 
© Xuquuqda website-kan waxa ay u gaar tahay Guddiga Olombikada Soomaaliyeed 2005 - 2024     -     Website-kan waxaa dhistay: Shirkadda Ileys Inc.