Last update: Friday, March 27 2020 - 13:33:31
Nocom Facebook pageFacebook | Nocom Twitter pageTwitter | Nala Xiriir | Profile | E-mail-ka aqriso | English |
Guddiga Olombikada Soomaaliyeed

Bogga Hore
Doorashooyinka
Profile Xulka Wararka Albumka Sawirada Barnaamijyo Maqal ah Maqal iyo Muuqaal Dalka Soomaaliya Nala Xiriir
Bogagga Ciyaaraha
Barnaamijyo Maqal ah
No image Soomaaliyeey Toosoo Toosoo isku tiirsadaee
Kala soco GOS baraha



Nocsom website

Guddiga O S oo tacsi u diray qoyskii Ibraahim Xisbiyo.

0
Monday April 01, 2013 - 15:45:38 in Wararka Gudaha by Super Admin
  • Visits: 1653
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Guddiga O S oo tacsi u diray qoyskii Ibraahim Xisbiyo.

    Guddoomiyaha GOS C/Laahi Axmed Tarabi asagoo ku hadlaaya magaca guddiga fulinta ee GOS, dhamaan xubnaha GOS iyo xiriirada kala gedisan ee dalka kana tiiraanyeysan geeridii naxdinta lahayd ee ku timid alaha u naxariistee guddoomiyihii hore ee naadiyad

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddoomiyaha GOS C/Laahi Axmed Tarabi asagoo ku hadlaaya magaca guddiga fulinta ee GOS, dhamaan xubnaha GOS iyo xiriirada kala gedisan ee dalka kana tiiraanyeysan geeridii naxdinta lahayd ee ku timid alaha u naxariistee guddoomiyihii hore ee naadiyadii Badda iyo Horseed waxa uu tacsi u dirayaa qoyskii, eheladii iyo qaraabadii uu ka baxay marxuumku. "Ibraahim waxa uu ahaa shaqsi aan muddo badan isla soo shaqaynay qayb libaaxna ka qaatay sare u qaadida iyo horumarka sport ga Soomaaliyeed, sidoo kale waxa uu ahaa shaqsi aad u qadariya cayaartoyda iyo dadka kale ee ay wada-shaqayntu ka dhaxayso, waxaanan ilaahay uga baryaynaa in uu janadii fardawsa ahayd ka waraabiyo dhamaan caruurtii, qaraabadii iyo bahwaynta sport gana uu samir iyo iimaan ka siiyo". Ayuu yiri guddoomiyaha guddiga olimbikada Soomaaliyeed mudane Tarabi. Alaha naxariistii janno ha siiyee waxaa uu marxuumku hawlo badan oo dhinaca sport ga ah ka soo qabtay kooxihii cayaaraha ee dalka ayadoona si aad ah loogu xasuusto kooxdii Badda oo uu muddo badan ka ahaa guddoomiye.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


 
© Xuquuqda website-kan waxa ay u gaar tahay Guddiga Olombikada Soomaaliyeed 2005 - 2024     -     Website-kan waxaa dhistay: Shirkadda Ileys Inc.