Last update: Friday, March 27 2020 - 13:33:31
Nocom Facebook pageFacebook | Nocom Twitter pageTwitter | Nala Xiriir | Profile | E-mail-ka aqriso | English |
Guddiga Olombikada Soomaaliyeed

Bogga Hore
Doorashooyinka
Profile Xulka Wararka Albumka Sawirada Barnaamijyo Maqal ah Maqal iyo Muuqaal Dalka Soomaaliya Nala Xiriir
Bogagga Ciyaaraha
Barnaamijyo Maqal ah
No image Soomaaliyeey Toosoo Toosoo isku tiirsadaee
Kala soco GOS baraha



Nocsom website

Xoghayaha GOS Duraan faarax oo loo magacaabey xubin sare NOC, ANOCA‏

0
Saturday March 08, 2014 - 14:28:57 in Wararka Gudaha by Super Admin
  • Visits: 1327
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xoghayaha GOS Duraan faarax oo loo magacaabey xubin sare NOC, ANOCA‏

    Gudiga Olombikada Aduunka iyo kan  qaaradda Africa ee ANOCA ayaa Xubin buuxda u magacaabay xoghayaha Gudiga Olombikada Soomaaliyeed ee GOS Duraan Axmed Faarax,kadib war saxaafadeed kasoo baxay xafiiska Gudoomiyaha ANOCA General Plenfo,kaasi oo s

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gudiga Olombikada Aduunka iyo kan  qaaradda Africa ee ANOCA ayaa Xubin buuxda u magacaabay xoghayaha Gudiga Olombikada Soomaaliyeed ee GOS Duraan Axmed Faarax,kadib war saxaafadeed kasoo baxay xafiiska Gudoomiyaha ANOCA General Plenfo,kaasi oo saxaafadda loo kala direy.

ANOCA ayaa Duraan Faarax u wakiilatey inuu xubin ka noqdo gudiga Xiriirka caalamiga ah,Xalinta iyo dhex dhexaadinta qilaafaadka ka dhex dhasha Dowladaha iyo hey'ada Olympica-da NOC,howlaha waxbarashada dhalinta,iyo ka shaqeynta howlaha beni'aadanimada ama gar gaarka.

Gudoomiyaha ANOCA



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


 
© Xuquuqda website-kan waxa ay u gaar tahay Guddiga Olombikada Soomaaliyeed 2005 - 2024     -     Website-kan waxaa dhistay: Shirkadda Ileys Inc.