Last update: Friday, March 27 2020 - 13:33:31
Nocom Facebook pageFacebook | Nocom Twitter pageTwitter | Nala Xiriir | Profile | E-mail-ka aqriso | English |
Guddiga Olombikada Soomaaliyeed

Bogga Hore
Doorashooyinka
Profile Xulka Wararka Albumka Sawirada Barnaamijyo Maqal ah Maqal iyo Muuqaal Dalka Soomaaliya Nala Xiriir
Bogagga Ciyaaraha
Barnaamijyo Maqal ah
No image Soomaaliyeey Toosoo Toosoo isku tiirsadaee
Kala soco GOS baraha



Nocsom website

Guddiga Fulinta ee GOS oo shir balaaran ku yeeshan xaruntooda Muqdisho

0
Saturday April 05, 2014 - 12:52:46 in Wararka Gudaha by Super Admin
  • Visits: 1210
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Guddiga Fulinta ee GOS oo shir balaaran ku yeeshan xaruntooda Muqdisho

    Guddiga Olombikada qaranka ee Soomaaliya GOS ayaa shir balaaran ku yeeshan xarunta Cusub ee gudigaasi uu ku leeyahay Muqdisho,iyadoo laga hadlay arimo dhowra oo ku saabsan howsha guddiga ee horumarinta sportida.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddiga Olombikada qaranka ee Soomaaliya GOS ayaa shir balaaran ku yeeshan xarunta Cusub ee gudigaasi uu ku leeyahay Muqdisho,iyadoo laga hadlay arimo dhowra oo ku saabsan howsha guddiga ee horumarinta sportida. Shirka Guddiga Fulinta ayaa waxaa shir gudoominayey gudoomiyaha GOS C/laahi Axmed Tarabi,waxaana ugu horeyntii warbixin looga dhegeystey xoghayaha GOS Duraan Axmed faarax oo ka hadlay howlaha sadexdii bilood ee sanadka 2014 u qabsoomay iyo waxa horyaala bilaha soo socda,iyadoo sidoo kale lasoo bandhigey xarunta Cusub ee ay GOS yeelatey markii ugu horeeysay taariikhda. Gudoomiyaha GOS C/laahi Tarabi ayaa sheegay in loo diyaargaroobaya howl o culus oo horyaala Guddiga oo ay kujiraan ka qeybgalka tartamada (African Youth Games) oo ka dhacaya Gaborone,(Youth Olympic Games) oo ka dhici doona Nanjing iyo tartanka (2016 Rio Olmypic Games) oo ka dhici doona Brasil. Sidoo kale shirka Guddiga Fulinta ayaa waxaa looga doodey oo lagu ansixiyey Wakiilada arimaha Xiriirada, wakiilka arimaha Gobolada (Zonal affairs representative) iyo arimo kale oo muhiim u ah horumarinta Sportiga dalka oo ay GOS ku howlan tahay. Shirka golaha fulinta ee GOS ayaa waxaa uu kusoo dhamaaday jawi degan iyadoo xubnaha iyo madaxda GOS ay ku balameen in la dar dar geliyo howlaha horumarineed ee Sportiga dalka. Waaxda Warfaafinta ee GOS


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


 
© Xuquuqda website-kan waxa ay u gaar tahay Guddiga Olombikada Soomaaliyeed 2005 - 2024     -     Website-kan waxaa dhistay: Shirkadda Ileys Inc.