Last update: Friday, March 27 2020 - 13:33:31
Nocom Facebook pageFacebook | Nocom Twitter pageTwitter | Nala Xiriir | Profile | E-mail-ka aqriso | English |
Guddiga Olombikada Soomaaliyeed

Bogga Hore
Doorashooyinka
Profile Xulka Wararka Albumka Sawirada Barnaamijyo Maqal ah Maqal iyo Muuqaal Dalka Soomaaliya Nala Xiriir
Bogagga Ciyaaraha
Barnaamijyo Maqal ah
No image Soomaaliyeey Toosoo Toosoo isku tiirsadaee
Kala soco GOS baraha



Nocsom website

Tacsi Tiiraanyo leh oo ay dirayaan bahda GOS iyo xiriirada dalka.

0
Friday November 28, 2014 - 13:10:21 in Wararka Gudaha by Nocsom Editor
  • Visits: 1212
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Tacsi Tiiraanyo leh oo ay dirayaan bahda GOS iyo xiriirada dalka.

    Dhamaan madaxda GOS, xiriirada hoos yimaada iyo bahda warbaahinta GOS ee dalka gaar ahaan kuwa magacyadoodu hoos ku xusan yihiin waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan lacaghayaha GOS Maxamed Cabdow Xaaji oo aabihii alaha u naxariistee ku geeriyooday m

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dhamaan madaxda GOS, xiriirada hoos yimaada iyo bahda warbaahinta GOS ee dalka gaar ahaan kuwa magacyadoodu hoos ku xusan yihiin waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan lacaghayaha GOS Maxamed Cabdow Xaaji oo aabihii alaha u naxariistee ku geeriyooday magaalada Sanca ee dalka Yemen.
Madaxda iyo asxaabta sport ga dalka dhamaantood ayaa aad uga tiiraanyoonaya geeridan ku timid Xaaji Cabdow Xaaji waxayna ilaahay uga baryayaan in uu janatul Fardawza geeyo dhamaan eheladii iyo asxabtii uu ka tagay gaar ahaan saaxiibkood Maxamed Cabdow na uu samir iyo iimaan ka siiyo.
 
Madaxda GOS ayaa sheegtay in ay la tiiraanyoonayaan lacaghayaha GOS kana mid ah xubnaha ugu firfircoon Guddiga Olimbikada Soomaaliyeed xiligan uu ku jiro murugada.
 

C/Laahi axmed tarabi Gudoomiyaha GOS

Axmed Xasan Cabdi  Wataac  G/K/X GOS

Ibraahim Abuukar Shaamow G/K/X GOS

Duraan Axmed Faarax  Xoghayaha GOS

Maxamed Xuurshe Xasan Eenow GXSKG

C/Qani Siciid Carab  GXSKC

C/laahi Nuur Maxamed Cadaani GXSKK

Prof.Maxamed Cali Maxamed GXCF

Khadiijo Aden Daahir G/KXCF

Aweys Maxed Abati Orofeyo GXK and Tigwandu

Xaaji Maxamed Axmed Colow Khabiir & GXSF xubin GOS

Ibraahim Xuseen Cali Roombo Xubin GOS

Cabdi Cabdulle Baasaale Kaaliyaha XXSKK

Maxamuud Ismaaciil

C/Xafiid C/samad Zaciimka - GOS media

INAA Lillaah Wa’Inaa Ileyhi Raajicuun

Gos Media




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


 
© Xuquuqda website-kan waxa ay u gaar tahay Guddiga Olombikada Soomaaliyeed 2005 - 2024     -     Website-kan waxaa dhistay: Shirkadda Ileys Inc.