Last update: Friday, March 27 2020 - 13:33:31
Nocom Facebook pageFacebook | Nocom Twitter pageTwitter | Nala Xiriir | Profile | E-mail-ka aqriso | English |
Guddiga Olombikada Soomaaliyeed

Bogga Hore
Doorashooyinka
Profile Xulka Wararka Albumka Sawirada Barnaamijyo Maqal ah Maqal iyo Muuqaal Dalka Soomaaliya Nala Xiriir
Bogagga Ciyaaraha
Barnaamijyo Maqal ah
No image Soomaaliyeey Toosoo Toosoo isku tiirsadaee
Kala soco GOS baraha



Nocsom website

Gabdhaha Horseed oo ku guulaysaty koobka Jen.Daa'uud

0
Sunday March 22, 2015 - 19:37:03 in Xiriirka Kubadda Kolayga by Nocsom Editor
  • Visits: 1624
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gabdhaha Horseed oo ku guulaysaty koobka Jen.Daa'uud

    Gabdhaha kubadda kubada kolayga Horseed ayaa ku guulaystay koobka kubadda kolayga Jen.Daa'uud kadib guul ay ka gaareen Gabdhaha Heegan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gabdhaha kubadda kubada kolayga Horseed ayaa ku guulaystay koobka kubadda kolayga Jen.Daa'uud kadib guul ay ka gaareen Gabdhaha Heegan.



Xiriirka Soomaaliyeed ee kubadda kolayga ayaa sanadkan u qorsheeyay gabdhaha Heegan iyo Horseed in ay ka qayb qaatan koobka kubadda kollayga ee jenaraal Daa'uud 2015 iyadoo xiriirku uu ugu talo galay in ay sedex kulan ciyaaraan labadan koox,


Seddexda kulan oo layaaray laba ka mid ah ayaa waxaa labada kulanba si xiriir ah ugu guulaystay gabdhaha Horseed.


kulankii labaad oo ah kan ay ku xaqiijiyeen gabdhaha horseed hanashada koobka ee sanadkan oo ka dhacay garoonka Wiish waxaa u soo daawasho tagay dadwayne aad u fara badan oo ay masuuliyiin ka mid ahaayeen waxaana 31-28 guusha ay ku raacday gabdhaha Horseed.



kulanka sedexaad oo ka harsan tartanka sanadkan ayaan natiijada ka soo baxda aysan waxba ka badali doonin hanashada koobkan maadaama labadii hore ay Horseed adkaatay sidaasina ku xaqiijisay hanashada koobka 2015 oo ay labadan kooxood oo kaliya diyaar uga ahaayeen kooxaha kubadda kolayga dalka dhinaca gabdhaha waxaana ay kooxuhu isku diyaarinayaan tartanka sanadka dambe oo la filayo in kooxihii gabdhaha dalka ay dib u soo laabtaan.

W/D: Xuseen Maxamed Hadaafow

Nocsom Media Department



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


 
© Xuquuqda website-kan waxa ay u gaar tahay Guddiga Olombikada Soomaaliyeed 2005 - 2025     -     Website-kan waxaa dhistay: Shirkadda Ileys Inc.