Last update: Friday, March 27 2020 - 13:33:31
Nocom Facebook pageFacebook | Nocom Twitter pageTwitter | Nala Xiriir | Profile | E-mail-ka aqriso | English |
Guddiga Olombikada Soomaaliyeed

Bogga Hore
Doorashooyinka
Profile Xulka Wararka Albumka Sawirada Barnaamijyo Maqal ah Maqal iyo Muuqaal Dalka Soomaaliya Nala Xiriir
Bogagga Ciyaaraha
Barnaamijyo Maqal ah
No image Soomaaliyeey Toosoo Toosoo isku tiirsadaee
Kala soco GOS baraha



Nocsom website

Kooxda Heegan oo laba koob ku guulaysatay todobaad gudahiis hogaankana dheeraysatay.

0
Tuesday April 14, 2015 - 13:18:18 in Xiriirka Kubadda Cagta by Nocsom Editor
  • Visits: 1129
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kooxda Heegan oo laba koob ku guulaysatay todobaad gudahiis hogaankana dheeraysatay.

    kooxda Kubada cgata Heegan 4-1 ku garaacday kooxda Savaana kulanka tirsan horyaalka kubada cgatdalka nationlink Championship 2014-15.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

kooxda Kubada cgata Heegan 4-1 ku garaacday kooxda Savaana kulanka tirsan horyaalka kubada cgatdalka nationlink Championship 2014-15.

kulankan oo dhanka kale labada koox ay ku lolamayeen munasabadda maalinta ciidanka xooga dalka oo ku beegnayd 12 april ayaa waxaa u soo daawasho tagay wasiirka dhalinyarda iyo isbortiga Maxamed Cabdullahi Xasan Nuux, Taliyaha ciidanka xooga dalka Daahir Aadan Cilmi, XOgahayaha Gos Duraan Axmed Faarax guddoomiyaha Xiriirka kubada cagta Cabdiqani Saciid Carab, ciyaartoydii hore dalka.

Kooxda Heegan ayaa goolasha sedex ka mid ahg ka heshay jabriil Xasan fariid oom arkii sedexad dhaliyay goolasha loo yaqaan sedexleyda, waxuuna hogaanka gool dhalinat kula midoobay Cabduqaadir Niinje.

Gebagabadii waxa halkaas ka hadlay Guddoomiyaha XSKC Cabdiqani Saciid Carab, waxuuna tilmaamay in xiriirka uu ka qayb qaadanayo maalinta qaaliga ku ah umada Soomaaliyeed 12 April markasta uu xiriirka diyaar u yahay in in mudnaan gaar ahsiiyo munaasbada, waxuuna mahad celin gaar ah u Wasierka dhalinyarada iyo isboortiga iyo wafdigiisa oo soo booqday garoonka si ay u arkaan heeka uu marayo.

Wasiirka dhalinyarada iyo isboortiga Maxamaed Cabdullaahi Xasan Nuux oo isna kahadlay ayaa sheegay in kormeerka ay garoonka ku yimideen uu yahay in qiimayn ay ku sameeyaan heerka ay marayso ciyaarta kubada cagta, waxuuana intaa kudaray in horumar ku talaabsanayso kubada cagta, waxuuna hambeeyay kooxda Heegan oo ku guulaysatay koobka.

W/D: Xuseen Maxamed hadaafow

Nocsom Media Departmeny




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


 
© Xuquuqda website-kan waxa ay u gaar tahay Guddiga Olombikada Soomaaliyeed 2005 - 2024     -     Website-kan waxaa dhistay: Shirkadda Ileys Inc.