Last update: Friday, March 27 2020 - 13:33:31
Nocom Facebook pageFacebook | Nocom Twitter pageTwitter | Nala Xiriir | Profile | E-mail-ka aqriso | English |
Guddiga Olombikada Soomaaliyeed

Bogga Hore
Doorashooyinka
Profile Xulka Wararka Albumka Sawirada Barnaamijyo Maqal ah Maqal iyo Muuqaal Dalka Soomaaliya Nala Xiriir
Bogagga Ciyaaraha
Barnaamijyo Maqal ah
No image Soomaaliyeey Toosoo Toosoo isku tiirsadaee
Kala soco GOS baraha



Nocsom website

Fifa oo Oo muqdisho ku soo Xirtay tababar Heer Sare oo ay u qabatay Macalimiinta iyo garsoorayaasha kubadda Cagta Dalka+Sawirro

0
Monday May 04, 2015 - 17:15:39 in Xiriirka Kubadda Cagta by Nocsom Editor
  • Visits: 1217
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Fifa oo Oo muqdisho ku soo Xirtay tababar Heer Sare oo ay u qabatay Macalimiinta iyo garsoorayaasha kubadda Cagta Dalka+Sawirro

    Xiriirka kubadda cgata Aduunka (Fifa) ayaa maanta magaalada muqdisho ku soo gebogabeeyay smeinaar FIFA MA Course kaasoo loo qabtay macaliimiinta garsoorka iyo garsorayaasha kubada cagta dalka , waxaana bixinayay laba macalin ka scotay Fifa.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xiriirka kubadda cgata Aduunka (Fifa) ayaa maanta magaalada muqdisho ku soo gebogabeeyay smeinaar FIFA MA Course kaasoo loo qabtay macaliimiinta garsoorka iyo garsorayaasha kubada cagta dalka , waxaana bixinayay laba macalin ka scotay Fifa.


 


Xaflada Xeritaanka Seminaarka waxaa ka soo qayb galay masuuliyiin ka socota Wasaaradda ddhalinyardda iyo Isboortiga Guddiga Olombikada Soomaaliyeed , Guddiga Fulinta xiriirka kubaa cagta xildhibaano iyo Marti sharaf kale.


Waxaana halkaas ka hadlay labada macalin ee Fifa ka socota kuwaa taabarka bixnayay Axmed Alshanawi oodalka Masar u dhashay iyo Xasan Maxamed Xasan oo dalka jordon u dhashaywaxyna sheegeen in ay dalk u yimaadeen in ay sare u qaadan aqoonta garsoorka Soomaaliyeed,waxayna garsoorka ku tilmaameengarsoorayaal da’yar oo tayo leh horumarna ka samayn kara qaarada afrika mustaqbalka Dhaw.



Xoghayaha Gos Duraan Axmed Faarax oo xaflada ka hadlay ayaa insa sheegay in Gos ay ku faraxasn tahay howlaha baaxda leh uu xiriirka kubada cagta hayo, waxuuna ku booriyay in xiriirka uu u dhaqaaqo sidii lagu heli lahaa qorshe tababar oo lagu soo saaro ciyaatoy da’yar ah si loo helo ciyaartoy tayo leh oo musqbal wanaagsan ku yeesha ciyaaraha.


Xoghaye Duraan ayaa dhanka kale mahad celin u soo jeediyay Fifa iyo labada Macalin oo talaabo geesinimo ah qaaday kadib marki ay soo gaareen dalka Soomaaliya si ay uga bixiyaan tababar taasoo ah tilaabo aysan ku dhiiran karin dad badan waxuuna garsoorayaasha kula dardaamarmay in aqoontii labaray si wanaagsan uga soo dhadhaalaalan.


Guddoomiyaha XSKC Cabdiqani Saciid Carab oo xaflada ka hadlay ayaa ugu horayn mahadcelin balaaranu soo jeediyay FIFA ogolaashaha ay Xiriirka ka oglaatay in seminaarkan dalka lagu qabto, waxuuna garsoorayaasha tabaarka qaatay kula dardaarmay in ay laga arko in ay baahi u qabaan in sare loo qaado aqoontooda , isla markaana aqoontooda u gudbiyaan garsoorayasha kale heerar kala duwan leh kuwaa oo nasiika u yeelan in ay qayb tababarka.


Ugu Dambayn waxaa halkaas ka hadlay oo seminaarkasoo xeray Wasiirka dhalinyrada iyo isboortiga Maxamed Cabdullaahi Xasan Nuux waxuuna sheegay in isboortiga uu yahay wadada ugu fudud e e lagu abuuri karo is dhexgal bulsho, waxuuuna intaa ku daray in wasaaradiisu ay isboortiga u noqon doonto furaha nabada is dhexgalka buhada ayna ku dadaali doonaan soo celinta waxyaabaha aasaasiga u ah isboortiga oo ay ugu horeyso dhisid garoomada iyo dayactirka kuwa burbursan.


Seminaarkan oo MA Course oo sanadki labaad oo xiriir ah lagu qabtay dalka Soomaaliya ayaa waxaa ka faa’iidaystay garsoorayaasha Soomaaliyeed ee kubada cagta taasoo sare u qaadaysa rajada ay xirirka ka leyay in ay usoo baxaan garsorayaalheer caalami oo tayo leh kuwaa oo dhaxla garsoorayaasha heerka caalami ee dalka Leeyahay.

W/D: Xuseen Maxamed Hadaafow

Nocsom Media Department

IMG_0558IMG_0491IMG_0437IMG_0445IMG_0507IMG_0524IMG_0529IMG_0536IMG_0547IMG_0556

IMG_0568IMG_0585IMG_0592IMG_0595IMG_0599IMG_0654IMG_0682IMG_0726IMG_0751IMG_0778IMG_0809IMG_0814

IMG_0830IMG_0835IMG_0840IMG_0841IMG_0842IMG_0846IMG_0849IMG_0851IMG_0856IMG_0858IMG_0860IMG_0862IMG_0864 - CopyIMG_0864IMG_0869IMG_0873IMG_0878IMG_0882IMG_0888IMG_0891IMG_0893IMG_0895IMG_0900IMG_0907IMG_0913IMG_0915IMG_0917IMG_0920IMG_0928IMG_0929IMG_0932IMG_0945IMG_0946IMG_0961



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


 
© Xuquuqda website-kan waxa ay u gaar tahay Guddiga Olombikada Soomaaliyeed 2005 - 2024     -     Website-kan waxaa dhistay: Shirkadda Ileys Inc.