Last update: Friday, March 27 2020 - 13:33:31
Nocom Facebook pageFacebook | Nocom Twitter pageTwitter | Nala Xiriir | Profile | E-mail-ka aqriso | English |
Guddiga Olombikada Soomaaliyeed

Bogga Hore
Doorashooyinka
Profile Xulka Wararka Albumka Sawirada Barnaamijyo Maqal ah Maqal iyo Muuqaal Dalka Soomaaliya Nala Xiriir
Bogagga Ciyaaraha
Barnaamijyo Maqal ah
No image Soomaaliyeey Toosoo Toosoo isku tiirsadaee
Kala soco GOS baraha



Nocsom website

Horyaalki 22-aad kubadda Miiska oo Muqdisho lagu soo gebagabeeyay+Sawirro

0
Wednesday May 06, 2015 - 08:07:08 in Xiriirka Kubadda Miiska by Nocsom Editor
  • Visits: 1405
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Horyaalki 22-aad kubadda Miiska oo Muqdisho lagu soo gebagabeeyay+Sawirro

    Waxaa Magaalada Muqdsiho lagu soo gebagabeeyay Horyaalki 22-aad ee Kubadda Miiska, Horyaalka oo ay ka qayb galayeen shan koox oo u ciyaaray qaab koox iyo qaab kali ah.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa Magaalada Muqdsiho lagu soo gebagabeeyay Horyaalki 22-aad ee Kubadda Miiska, Horyaalka oo ay ka qayb galayeen shan koox oo u ciyaaray qaab koox iyo qaab kali ah.


 


Ciyaarihii Ugu Dambeeyay oo xiiso gaar ah lahaa waxaa u soo daawasho tagay Ibraahin Xuseen Cali Roombe oo guddiga Olombikada Soomaaliyeed u qaabishan amuuraha Gobolada iyo masuuliyiinta Xiriirka Soomaaliyeed ee kubadda Miiska.

Kooxaha LLPP Jeenyo iyo Banaadir Sports Club ayaa finaalka ku loolamay waxaana koobka hanatay kooxda LLPP Jeenyo.

Munaasabadda Xeritaanka waxaa ka hadlay Guddoomiye ku xigeenka XSKM ahna kusimaha guddoomiyaha Cabdullahi Axmed Ciise waxuuna sheegay in kooxaha ka qayb galay oo soo bandhigay ciyaaro wanaagsan waxuuna intaa ku daray in xiriirka uu kordhin doonoi tartamada ay qabtaan .

Waxaa ina munaasabada ka hadlay Ibraahin Xuseen Cali Roobe oo Gos ka socday waxuuna sheegay in Gos ay soo dhawaynayso dadaalka uu samaynayo Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Miiska oo waxuuna kula dardaarmay in ay soo saaraan ciyaartoy da’yar ah ayna ka baadi goobaan iskuulada iyo jaamdaha dalka.

Ugu dambayan waxaa halkaas lagu bixiyay koobab iyo abaalmarino lacageed waxaaana kala helay.

Kaalinta koowaad kooxaha LLPP Jeenyo

kaalinta Laabad kooxaha Banaadir Sports Club.

Kaalinta 1-aad Kali kaliga Cabdiaraxiin Jeylaani (LLPP jeenyo) 2-aad Cumar Cabdullaahi ( LLPP Jeenyo)

3-aad Cabdullaahi Cabdiraxmaan Banaadir SC

W/D: Xuseen Maxamed Hadaafow

Nocsom Media Department

IMG_1148IMG_1152IMG_1155IMG_1166IMG_1169IMG_1186IMG_1204IMG_1206IMG_1211IMG_1221IMG_1224IMG_1253IMG_1265IMG_1269IMG_1272IMG_1293IMG_1296IMG_1301IMG_1312IMG_1330IMG_1339IMG_1341IMG_1347IMG_1350IMG_1355IMG_1361IMG_1365IMG_1371IMG_1372





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


 
© Xuquuqda website-kan waxa ay u gaar tahay Guddiga Olombikada Soomaaliyeed 2005 - 2024     -     Website-kan waxaa dhistay: Shirkadda Ileys Inc.