Last update: Friday, March 27 2020 - 13:33:31
Nocom Facebook pageFacebook | Nocom Twitter pageTwitter | Nala Xiriir | Profile | E-mail-ka aqriso | English |
Guddiga Olombikada Soomaaliyeed

Bogga Hore
Doorashooyinka
Profile Xulka Wararka Albumka Sawirada Barnaamijyo Maqal ah Maqal iyo Muuqaal Dalka Soomaaliya Nala Xiriir
Bogagga Ciyaaraha
Barnaamijyo Maqal ah
No image Soomaaliyeey Toosoo Toosoo isku tiirsadaee
Kala soco GOS baraha



Nocsom website

Jeenyo oo Ku Guulaysatay koobka 15 May xili uu kasoo qayb galay Madaxwayne Dalka Xasan Shiikh+Sawirro

0
Sunday May 17, 2015 - 11:59:53 in Xiriirka Kubadda Cagta by Nocsom Editor
  • Visits: 1369
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Jeenyo oo Ku Guulaysatay koobka 15 May xili uu kasoo qayb galay Madaxwayne Dalka Xasan Shiikh+Sawirro

    Madaxwayanaha dalka Xasan Shikh Maxamuud iyo wafdi Balaaran oo isugu jira xildhibaano iyo Wasiiro ayaa maanta ka qayb galay ciyaar lagu xusayay sanad guuradi 72 ee ka soo wareegtay aasaaski ururka dhalinyarda Soomaliyeed SYL.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxwayanaha dalka Xasan Shikh Maxamuud iyo wafdi Balaaran oo isugu jira xildhibaano iyo Wasiiro ayaa maanta ka qayb galay ciyaar lagu xusayay sanad guuradi 72 ee ka soo wareegtay aasaaski ururka dhalinyarda Soomaliyeed SYL.



Ciyaartan oo ka tirsanayd horyaalka heerka kubada cagta Dalka ayaa dhex maraytay kooxaha Elman iyo Jeenyo waxayna labada koox dhanka kale ku loolamayeen koobka Maalinta dhalinyarda Soomaaliyeed 15 May.


Labada koox ayaa soo bandhigay ciyaar wanaagsan oo ay ka maqsuudeen madaxwaynaha iyo masuuliyiinti la socotay ee garoonka ku sugnaa.waxaana qaybta hore ee ciyarta ayaa lagu kalanastay 0-0 balse qaybta labaad ayaa Jeenyo laga saaray ciyaaryahanka No.10 Cabdicasis Catoosh taasoo Elman ka faa”iidaysan wadyay waxaana waqtigii loogu talo galay ay ku soo idlaatay 0-0 gool kulaad loo dhigay waxaa 3-1 ay guusha ku raacday kooxda Jeenyo oo sidaa ku hanatay koobka 15 May.

Kooxda Jeenyo ayuu koobkan u yahay sanadki labaad oo xiriir ah oo ay hananayso.



Dhanka kale waxa garoonka ka dhacay ciyaart orod ah oo 400 Mitir ah taasoo qayb ka ahayd Munansabada waxaana ku guulaystay Axmed Maxamuud oo kooxda Heegan ka socday .


Madawaynaha dalka Xasan Shiikh Maxamuud oo wajigisa farxad ka muuqatay ayaa tuuray gool ku laad oo isago dhaliyay waxuuna koobki munaasabda gudoonsiiyay kabtanka kooxda Jeenyo Axmed Tahliil.


Madaxwaynaha dalka ayay booqashadiisa garoonka Banaadir u ahayd marki labaad u yimaado tan markii xilkan loo doortay 2012 ayaa shahaado sharaf ka gudoomay guddoomiyaha Xiriirka Soomaaliyeed ee kubadad cagta Cabdiqani Saciid Carab.

W/D: Xuseen Maxamed Hadaafow

Nocsom Media Department

IMG_6347IMG_6354IMG_6363IMG_6374

IMG_2807IMG_2820IMG_2831IMG_2835IMG_2836IMG_2845IMG_2850IMG_2890IMG_2894IMG_2901IMG_2917IMG_2740IMG_2754IMG_2757IMG_2760IMG_2764IMG_2770IMG_2772IMG_2775IMG_2781IMG_2816

IMG_2928IMG_2929IMG_2952IMG_2954IMG_2964IMG_2966IMG_2967IMG_2968IMG_2974IMG_2975IMG_2979IMG_2982IMG_3010IMG_3013IMG_3026IMG_3029IMG_3034IMG_3036IMG_3038IMG_3039IMG_3044IMG_3045IMG_3052IMG_3054IMG_3057IMG_3060IMG_3062IMG_3066IMG_3071IMG_6406

IMG_2807IMG_2820IMG_2831IMG_2835

IMG_2845IMG_2850IMG_2890IMG_2894IMG_2917IMG_2928IMG_2929IMG_2952IMG_2954IMG_2964IMG_2966IMG_2967IMG_2968IMG_2974IMG_2979

IMG_2982IMG_3010IMG_3013IMG_3026IMG_3029IMG_3034IMG_3036IMG_3038IMG_3039IMG_3044

IMG_6620IMG_6621IMG_6624IMG_3071IMG_3066

IMG_3067

 

 

IMG_3062IMG_3060IMG_3057IMG_3054IMG_3052

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


 
© Xuquuqda website-kan waxa ay u gaar tahay Guddiga Olombikada Soomaaliyeed 2005 - 2025     -     Website-kan waxaa dhistay: Shirkadda Ileys Inc.