Last update: Friday, March 27 2020 - 13:33:31
Nocom Facebook pageFacebook | Nocom Twitter pageTwitter | Nala Xiriir | Profile | E-mail-ka aqriso | English |
Guddiga Olombikada Soomaaliyeed

Bogga Hore
Doorashooyinka
Profile Xulka Wararka Albumka Sawirada Barnaamijyo Maqal ah Maqal iyo Muuqaal Dalka Soomaaliya Nala Xiriir
Bogagga Ciyaaraha
Barnaamijyo Maqal ah
No image Soomaaliyeey Toosoo Toosoo isku tiirsadaee
Kala soco GOS baraha



Nocsom website

XSKC oo imtiixaanki labaad ee sanadlaha ka qaaday garsoorayasha kubadda cagta+Sawirro

0
Saturday May 23, 2015 - 12:38:35 in Xiriirka Kubadda Cagta by Nocsom Editor
  • Visits: 1698
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    XSKC oo imtiixaanki labaad ee sanadlaha ka qaaday garsoorayasha kubadda cagta+Sawirro

    Waaxda jirdhista iyo diyaarta garsoorka kubada cagta ayaa imtixaanki labaad ee sanadlaha ka qaaday garsoorayaasha kubada cagta dalka,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waaxda jirdhista iyo diyaarta garsoorka kubada cagta ayaa imtixaanki labaad ee sanadlaha ka qaaday garsoorayaasha kubada cagta dalka,



Imtixaankan oo ah mid sanadkiiba sedex jeer laga qaado garsoorayaasha kubada cagta ayaa ahaa kii labaad ee sanadkan waxaana ka qayb galay 43 garsoore oo isugu jira heerarka 3-aad, 2-aad, 1-aad iyo heer caalami.


Imtixaankan waxaa qaadayay Macalimiinta garsoorayaasha oo uu hogaaminayay Madaxa Fitnes-ka xiriirka kubadda cagta Soomaaliyeed Cabdi Cadbulle Baasaale.


Baasaale ayaa marki imtxaanka soo gebagaboobay goobjoog FMuga warbxiyay goobjoog FM sida uu u dhacay imtixaankna waxuu sheegay in garsoorayaasha xiriirku ay kakooban yihiin 59 garsoore, 43 garsoore ay ka qayb qaadatay imtixaanka halka ay 16 kale ku maqnaayeen imtixaano iskuuladodoa xiligan ay ku jjreen basle dib looga qaadi doono maadaama agarsoorayaashu ay u badan yihiin dad waxbartay iyi kuwa hadda kuguda jira waxbarashada.



Baasaale ayaa ugu dambayn garsoorayaasha kula dardaramay in ay balaariyaan tababarada shaqsiga maadama ay yar yihiin fursdaaha ay garoonkla tababarka ku qaataan oo laba maalin kaliya ay qaataan, waxuuna aad u amaanay qaabka ay imtixaankan uga soo dhalaaleen.


Imtixaanka xiga ayaa garsoorayaasha laga qaadi doonaa horaanta bisha September ee Sanadkan.


W/D: Xuseen Maxamed Hadaafow

Nocsom Media Department



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


 
© Xuquuqda website-kan waxa ay u gaar tahay Guddiga Olombikada Soomaaliyeed 2005 - 2025     -     Website-kan waxaa dhistay: Shirkadda Ileys Inc.