Last update: Friday, March 27 2020 - 13:33:31
Nocom Facebook pageFacebook | Nocom Twitter pageTwitter | Nala Xiriir | Profile | E-mail-ka aqriso | English |
Guddiga Olombikada Soomaaliyeed

Bogga Hore
Doorashooyinka
Profile Xulka Wararka Albumka Sawirada Barnaamijyo Maqal ah Maqal iyo Muuqaal Dalka Soomaaliya Nala Xiriir
Bogagga Ciyaaraha
Barnaamijyo Maqal ah
No image Soomaaliyeey Toosoo Toosoo isku tiirsadaee
Kala soco GOS baraha



Nocsom website

Kooxda Kubada cagta Jeenyo oo garaacday Saxafi+Sawirro

0
Wednesday May 27, 2015 - 16:23:15 in Xiriirka Kubadda Cagta by Nocsom Editor
  • Visits: 1392
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kooxda Kubada cagta Jeenyo oo garaacday Saxafi+Sawirro

    Kooxaha kubada cagta Jeenyo iyo Saxafi ayaa ku kulmay garoonka Banaadir kulan ka tirsan horyaalka heerka koowaad ee kubadda cagta dalka Nationlink Championship 2014-15.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kooxaha kubada cagta Jeenyo iyo Saxafi ayaa ku kulmay garoonka Banaadir kulan ka tirsan horyaalka heerka koowaad ee kubadda cagta dalka Nationlink Championship 2014-15.

 Kulankan oo ahaa kulanki  76-aad ee Horyaalka ayuu labada koox u ahaa kulani 16-aad waxaa ui soo daawasho tagay  taageerayaasha lkadba koox oo so camiray garoonka.
 
Saxafi oo oo dadaal ugu jirta in agy ka fogaanto qatarka uga imaan karta kooxaha dagaalka ugu jira  ka baaqsashada heerka labaad ayaa hogaanka ciyaarta la wareegtay daqiiqadi 45-aad ee ciyaarta waxaana goolka u dhaliyay Aadan Xuseen Ibraahim.


Marki laysku soo laabtay Jeenyo ayaa soo barbaraysay waxaana daqiiqadi 50-aad goolka u dhaliyay Maxamuud C/nuur Mayman, Saxfi oo la dhitinaysay ciyaartopy muhiimm ah  ganaaxyo kaga maqnaa ayaa iska lumiysay furasdo qaali ah waxana ka faa'iidaysatay jeenyo oo hogaanka la waragatay  iyadoo uga mahad celinaysa weeraryahankeeda  Cabduqaadir Shariif Muqtaar ( Niijje). 
 
Kooxda Jeenyo ayay 2-1 guusha ku raacday , waxayna kujirtaa kaalinta labaad ee kalahoraynta horyaalka  31 dhibic ayay uruursatay halka ay heegan hoganaka ku hayso 33 dhibic waxayna kulan  u baaqi ah jimcaha la ciyaari doontaa  kooxda Dekedda.



 


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


 
© Xuquuqda website-kan waxa ay u gaar tahay Guddiga Olombikada Soomaaliyeed 2005 - 2024     -     Website-kan waxaa dhistay: Shirkadda Ileys Inc.