Last update: Friday, March 27 2020 - 13:33:31
Nocom Facebook pageFacebook | Nocom Twitter pageTwitter | Nala Xiriir | Profile | E-mail-ka aqriso | English |
Guddiga Olombikada Soomaaliyeed

Bogga Hore
Doorashooyinka
Profile Xulka Wararka Albumka Sawirada Barnaamijyo Maqal ah Maqal iyo Muuqaal Dalka Soomaaliya Nala Xiriir
Bogagga Ciyaaraha
Barnaamijyo Maqal ah
No image Soomaaliyeey Toosoo Toosoo isku tiirsadaee
Kala soco GOS baraha



Nocsom website

Kooxda I.L.S oo Ku Guulaysatay Ciyaaraha 3×3 ee kubadda Kolayga +Sawirro

0
Wednesday June 17, 2015 - 13:29:48 in Xiriirka Kubadda Kolayga by Nocsom Editor
  • Visits: 1480
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kooxda I.L.S oo Ku Guulaysatay Ciyaaraha 3×3 ee kubadda Kolayga +Sawirro

    Kulamadi semi finaalka iyo fiinaalka ciyaaraha kubadda kolayga 3×3 oo galabta la wada ciyaaray ayaa semi finaalka koowaad waxaa wada ciyaarahay kooxaha Dekedda iyo Heegan waxaana 13-11 ay guusha ku raacday kooxda Heegan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kulamadi semi finaalka iyo fiinaalka ciyaaraha kubadda kolayga 3×3 oo galabta la wada ciyaaray ayaa semi finaalka koowaad waxaa wada ciyaarahay kooxaha Dekedda iyo Heegan waxaana 13-11 ay guusha ku raacday kooxda Heegan.



Kulanki labaad e Semi n=Finaalka waxaa wada yeeshay kooxaha I.L.S iyo Goobjoog waxaana 12 -9 ku adkaaday kooxda I.L.S.oo sidaa finaalkaug gudubtay .


Labada koox Heegan iyo I.L.S oo a si wayn ugu loolamay fiinaaladii ugu dambeeyay ee ciyaaraha kubadda kolayga ayaa kulankan ku hardamay waxaana ciyaarta waqtigii loogu talo galay ay ciyaarta ku idlaatay barbaro 15-15, waqti dheeri ah oo lagu daray waxay 17-16 guusha lahoyday kooxda I.L.S.

Gebagabdi waxaa halkaas ka hadlay Kusimaha Xoghayaha XSKK Cabdi Cabdulle Baasaale waxuuna sheegay in tartankan uu bilow ahaa jawi wanagsana ku ku dhamaaday waxuunamahd celin u soo jeediyay dhamaan kooxihiika qayb galay tartanka.



Sidoo kale waxaa halkaas ka hadlay Madaxa Shirkada Starsom Trevelin oo tartanka maalgelisay Axmed Daahir , waxuuna sheegay in ay joogteyn doonaan maali gelinta taratamada ciyaraha si isboortiga soomaaliyeed horumar u gaaro waxuuna si gaar ah u xusay in taratankan 3×3 ay sanad walba maal gelin ku samayn doonaan.


Ugu dambayn waxaa halkaas ka hadlay Agaasimaha waaxda isboortiga ee wasaaradda dhalinyarada Cabdullaahi Aaboow Xuseen , waxuuna mahad helin u jeediyay XSKK oo tartankan si wanaagsan u qabtay iyo shirkada Starsom oo ku dheeratay in ay maal geliso tartankan waxuan shirkadaha ganacsiga ugu baaqay in ay ka qayb qaataan horumarka isboortiga dalka.


Ugu damabyn waxaa halkaas lagu bixiyay abaalmarinaada kaalmaha waxaana koob aad uqrux badan la gudoonsiiyay kooxda I.L.S oo gacanta ku dhigtay koobkii labaad sanadkan 2015 kadib koobkii Jenaraal Daa’uud.


IMG_0188IMG_0193IMG_0200IMG_0202IMG_0204IMG_0211IMG_0230IMG_0236IMG_0256IMG_0262IMG_0279IMG_0284IMG_0291IMG_0301IMG_0303IMG_0324IMG_0339IMG_0362IMG_0397IMG_0419IMG_0446IMG_0449IMG_0451IMG_0452IMG_9178IMG_9184IMG_9191IMG_9195IMG_9196IMG_9199IMG_9201IMG_9202IMG_9203IMG_9204IMG_9205IMG_9208IMG_9212IMG_9216IMG_9222

W/D: Xuseen Maxamed Hadaafow

Nocsom Media Department



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


 
© Xuquuqda website-kan waxa ay u gaar tahay Guddiga Olombikada Soomaaliyeed 2005 - 2024     -     Website-kan waxaa dhistay: Shirkadda Ileys Inc.