Last update: Friday, March 27 2020 - 13:33:31
Nocom Facebook pageFacebook | Nocom Twitter pageTwitter | Nala Xiriir | Profile | E-mail-ka aqriso | English |
Guddiga Olombikada Soomaaliyeed

Bogga Hore
Doorashooyinka
Profile Xulka Wararka Albumka Sawirada Barnaamijyo Maqal ah Maqal iyo Muuqaal Dalka Soomaaliya Nala Xiriir
Bogagga Ciyaaraha
Barnaamijyo Maqal ah
No image Soomaaliyeey Toosoo Toosoo isku tiirsadaee
Kala soco GOS baraha



Nocsom website

Xulka Qaranka ciyaaraha Fudud oo Ka qayb galaya Ciyaaraha All African Game+Sawirro

0
Monday August 31, 2015 - 23:02:51 in Xiriirka Ciyaaraha Fudud by Nocsom Editor
  • Visits: 1671
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xulka Qaranka ciyaaraha Fudud oo Ka qayb galaya Ciyaaraha All African Game+Sawirro

    Ciyaartoyda Xulka qaranka ciyaaraha fudud ayaa maanta ka garoonka diyaaradaha Aaden Cadde iyaoo kusii jeeda dalka Congo oo ay uga qeyb galayaan ciyaaraha All Afriacn Games 2015, waxaanawafdiga hogaaminaya wasiir ku xigeenka wasaaradda dhalinayarda iy

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciyaartoyda Xulka qaranka ciyaaraha fudud ayaa maanta ka garoonka diyaaradaha Aaden Cadde iyaoo kusii jeeda dalka Congo oo ay uga qeyb galayaan ciyaaraha All Afriacn Games 2015, waxaanawafdiga hogaaminaya wasiir ku xigeenka wasaaradda dhalinayarda iyo isboortiag Cusmaan Aadan Dhuubow.

Guddiga olombikada Soomaaliyeed ayaa Ciyaartoydan xereeyay bishii January ee sandkan waxayna tabbar qaadanayen sideedi bil ee lasoo dhaafay.

Ciyaartoyda ayaa kala ah Axmed Xuseen oo u tartamaa 800 iyo 1500 mtr Cali Iidow 5000 iyo Maryan Nuux oo u tartamaysa 800.

Ka hor Inta aysan amaba bixin waxaa xarunta Gos ciyaartoyda kula hadlay guddoomiyaha Gos Cabdullahi Axmed Tarabi , waxuuna u shegay in laga doonayo dadaal iyo karti dheeri .ciyaaro wanaagsana ay soo bandhigaan.

” Ujedka Gos waa sidii lagu heli lahaa ciyaartoy da’yar tayadiisuna ay wanaagsan tahay,” ayuu guoomiy Tarai yiri.

Cali Iidoow oo 5000 mtr ku tartamaya ayaa ah da’yar ay Gos kasoo xushay tartanka dugsiyada 2014 waana qayb ka mid ah dadaalada ay Gos ku doonayso in ay kusoo saarto ciyaartoy mustqbal leh.

Ciyaartoyda Xulka qaranka Ciyaaraha Fudud ayaa ka qeyb gali doona Ciyaaraha All African game soo 4 September ka bilaaban doona Brazzaville ee Dalka Congo.

W/D: Xuseen Maxamed Hadaafow

Nocsom Media Depatment

ocIMG_0097IMG_8822IMG_8825IMG_8910unnamed (1)unnamedunnamed (2)unnamed (3)unnamed (4)unnamed (7)





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


 
© Xuquuqda website-kan waxa ay u gaar tahay Guddiga Olombikada Soomaaliyeed 2005 - 2024     -     Website-kan waxaa dhistay: Shirkadda Ileys Inc.