Last update: Friday, March 27 2020 - 13:33:31
Nocom Facebook pageFacebook | Nocom Twitter pageTwitter | Nala Xiriir | Profile | E-mail-ka aqriso | English |
Guddiga Olombikada Soomaaliyeed

Bogga Hore
Doorashooyinka
Profile Xulka Wararka Albumka Sawirada Barnaamijyo Maqal ah Maqal iyo Muuqaal Dalka Soomaaliya Nala Xiriir
Bogagga Ciyaaraha
Barnaamijyo Maqal ah
No image Soomaaliyeey Toosoo Toosoo isku tiirsadaee
Kala soco GOS baraha



Nocsom website

Horyaalki 28-aa Kubadda Laliska oo Garoonka Wiish Ka furmay+Sawirro

0
Sunday September 13, 2015 - 10:26:58 in Xiriirka Kubadda Laliska by Nocsom Editor
  • Visits: 1721
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Horyaalki 28-aa Kubadda Laliska oo Garoonka Wiish Ka furmay+Sawirro

    Horyaalkja 28-aad e kubadda Laliska ayaa ka furmay garoonka Wiish ee Magaalada Muqdisho waxanaa xaflada furitanka kasoo qeyb galay masuuliyiinta ka socotay Wasaradda Dhalinyarda iyo isboortiga , Gos, Xiriirada kubadda Kolayga Gacanta ciyaraha fudud m

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Horyaalkja 28-aad e kubadda Laliska ayaa ka furmay garoonka Wiish ee Magaalada Muqdisho waxanaa xaflada furitanka kasoo qeyb galay masuuliyiinta ka socotay Wasaradda Dhalinyarda iyo isboortiga , Gos, Xiriirada kubadda Kolayga Gacanta ciyaraha fudud marti sharaf kale.



Horyaalkja 28-aad e kubadda Laliska ayaa ka furmay garoonka Wiish ee Magaalada Muqdisho waxanaa xaflada furitanka kasoo qeyb galay masuuliyiinta ka socotay Wasaradda Dhalinyarda iyo isboortiga , Gos, Xiriirada kubadda Kolayga Gacanta ciyaraha fudud marti sharaf kale.


Waxaa halkaas ka hadlay guddoomiyaha Xiriirka kubada Laliska Maxamedd Cumar Abuukar waxuuna sheegay in sanakan ay tartanka ka qeyb galayaan 5 koox isla markanaa y taaba gelinyaso shirkada Jubba Airways oo dhanka qalabka ka caawisay , taasna ay qayb ka tahay dadaalka uu xiriirka kubadda Laliska ugu jiro.




Madaxa Xiriirka Gos Xaaji Colow iyo Agaasimaha Wasaaradda dhalinyarada iyo isboortiga Cabdullaho Aabow oo goobta ka hadlay ayaa xiriirka iyo kooxahaiisa ku bogaadiyay in ay ku dadaalaan in la horumariyo ciyaaraha kubadda la laliska ciyaro wanaagsan oo dadweynaha raali geliayana ay kooxaha la yimaadaan .


Kulanki furitaanka oo ay wada yeesheen kooxaha Dekedaha iyo Feero waxaa 3-0 ku adkaatay naadiga Dekedaha.

Daawo Sawiarada:

IMG_6603 IMG_6611 IMG_6622 IMG_6628 IMG_6634 IMG_6648 IMG_6668 IMG_6675 IMG_6678 IMG_6692 IMG_6694 IMG_6710 IMG_6717 IMG_6721 IMG_6750 IMG_6780 IMG_6781 IMG_6782 IMG_6784 IMG_6786 IMG_6787 IMG_6795



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


 
© Xuquuqda website-kan waxa ay u gaar tahay Guddiga Olombikada Soomaaliyeed 2005 - 2024     -     Website-kan waxaa dhistay: Shirkadda Ileys Inc.