Last update: Friday, March 27 2020 - 13:33:31
Nocom Facebook pageFacebook | Nocom Twitter pageTwitter | Nala Xiriir | Profile | E-mail-ka aqriso | English |
Guddiga Olombikada Soomaaliyeed

Bogga Hore
Doorashooyinka
Profile Xulka Wararka Albumka Sawirada Barnaamijyo Maqal ah Maqal iyo Muuqaal Dalka Soomaaliya Nala Xiriir
Bogagga Ciyaaraha
Barnaamijyo Maqal ah
No image Soomaaliyeey Toosoo Toosoo isku tiirsadaee
Kala soco GOS baraha



Nocsom website

Kooxda Heegan oo garaacday Nationlink+Sawirro

0
Friday September 25, 2015 - 10:40:20 in Xiriirka Kubadda Gacanta by Nocsom Editor
  • Visits: 1631
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kooxda Heegan oo garaacday Nationlink+Sawirro

    Kooxaha kubadda Gacanta Heegan iyo Nationlink ayaa ku kulmay garoonka Wiish kulan katirsan wareegga labaad horyaalka kubadda Gacanta Wiilasha.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kooxaha kubadda Gacanta Heegan iyo Nationlink ayaa ku kulmay garoonka Wiish kulan katirsan wareegga labaad horyaalka kubadda Gacanta Wiilasha.



Kooxda Nation ayaa hogaanka ciyaarta la wareegtay bilowga hore ciyaarta taasoo keentay in Heegan ay soo barbarayn wayo qaybta hore ee ciyaarta waxaana lagu kala nastay 15-11. hogaanka ku hayaan wiilasha Nationlin.

Marki laysku soo laabtay Heegan ayaa dagaal u gashay in ay hogaanka la wareegto waxayna ku qaadatay in daqiiqadihi ugu dambeeya ay si dirqi ah kula wareegto hogaanka waxayna ciyaarta kusoo idlaatay 35-32.

Heegan ayaanan laga adkaan horyaalka waxayna dloonaysaa in ay difaacato horyaalka, balse kulan fiinaal ah ayay la ciyarai ddoontaa kooxda Dekedda.

W/D: Xuseen Maxamed Hadaafow

Nocsom Media Department


Daawo Sawiradda:

IMG_7132 IMG_7137 IMG_7143 IMG_7145  IMG_7154 IMG_7156 IMG_7159  IMG_7180 IMG_7181  IMG_7184 IMG_7186  IMG_7193  IMG_7195 IMG_7197 IMG_7200 IMG_7204 IMG_7215  IMG_7217 IMG_7226  IMG_7272 IMG_7282  IMG_7310 IMG_7313 IMG_7323 IMG_7324 IMG_7326 IMG_7333

 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


 
© Xuquuqda website-kan waxa ay u gaar tahay Guddiga Olombikada Soomaaliyeed 2005 - 2024     -     Website-kan waxaa dhistay: Shirkadda Ileys Inc.