Last update: Friday, March 27 2020 - 13:33:31
Nocom Facebook pageFacebook | Nocom Twitter pageTwitter | Nala Xiriir | Profile | E-mail-ka aqriso | English |
Guddiga Olombikada Soomaaliyeed

Bogga Hore
Doorashooyinka
Profile Xulka Wararka Albumka Sawirada Barnaamijyo Maqal ah Maqal iyo Muuqaal Dalka Soomaaliya Nala Xiriir
Bogagga Ciyaaraha
Barnaamijyo Maqal ah
No image Soomaaliyeey Toosoo Toosoo isku tiirsadaee
Kala soco GOS baraha



Nocsom website

Gabdhaha Heegan oo u awood sheegtay Dhigooda Nation+Sawirro.

0
Monday October 12, 2015 - 14:52:51 in Xiriirka Kubadda Gacanta by Nocsom Editor
  • Visits: 1426
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gabdhaha Heegan oo u awood sheegtay Dhigooda Nation+Sawirro.

    Gabadhaha kubada Gacanta Heegan iyo Nation ayaa shalay galab kukulmay kulan katirasan horyaalki lixaad ee kubadda Gacanta Gabadha.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gabadhaha kubada Gacanta Heegan iyo Nation ayaa shalay galab kukulmay kulan katirasan horyaalki lixaad ee kubadda Gacanta Gabadha.

Kulankan ka dhcay garoonka Wiish ayay kooxda Heegan oo horyaalka difaacanaya soo bandhigtay bandhigii goolashi ugu badnaa tan iyo bilowga horyaalka , taasoo keentay in kooxda Nation oo ay u ciyaraan ciyaar aad u da’yar ay awood u yeelan inj ay iska caabiyaan weerarka xooggan ee Heegan waxayna ciyaarta kusoo idlaatay 31-5n oo ay guusha ku raacday Heegan.

Heegan aya kulankeeda xiga Jimcaha la ciyaaraysa kooxda Horseed oo ay kooxda ugu loolanka ugu adag uu kala dhexeeyo hanashada horyaalka.



Daawo Sawiradda:IMG_4872 IMG_4877 IMG_4883 IMG_4911 IMG_4916 IMG_4924 IMG_4925 IMG_4969 IMG_4972 IMG_4973 IMG_4980 IMG_4993 IMG_4996




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


 
© Xuquuqda website-kan waxa ay u gaar tahay Guddiga Olombikada Soomaaliyeed 2005 - 2024     -     Website-kan waxaa dhistay: Shirkadda Ileys Inc.