Last update: Friday, March 27 2020 - 13:33:31
Nocom Facebook pageFacebook | Nocom Twitter pageTwitter | Nala Xiriir | Profile | E-mail-ka aqriso | English |
Guddiga Olombikada Soomaaliyeed

Bogga Hore
Doorashooyinka
Profile Xulka Wararka Albumka Sawirada Barnaamijyo Maqal ah Maqal iyo Muuqaal Dalka Soomaaliya Nala Xiriir
Bogagga Ciyaaraha
Barnaamijyo Maqal ah
No image Soomaaliyeey Toosoo Toosoo isku tiirsadaee
Kala soco GOS baraha



Nocsom website

Gabdhaha Heegan oo garaacay Horseed lana wareegay hogaanka horyaalka

0
Saturday October 17, 2015 - 11:43:57 in Xiriirka Kubadda Gacanta by Nocsom Editor
  • Visits: 1489
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gabdhaha Heegan oo garaacay Horseed lana wareegay hogaanka horyaalka

    Gabdhahah Heegan iyo Horseed ayaa shalay galab garoonka Wiish isaga horymid kulan ka tirsan horyaalka kubbadda Gacanta, waxana daawashada ciyaartna kasoo qeyb galay masuulityiinta xiriirada kale gedisan, ciyaartoy hore oo caan ka ah dalka iyo taageer

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gabdhahah Heegan iyo Horseed ayaa shalay galab garoonka Wiish isaga horymid kulan ka tirsan horyaalka kubbadda Gacanta, waxana daawashada ciyaartna kasoo qeyb galay masuulityiinta xiriirada kale gedisan, ciyaartoy hore oo caan ka ah dalka iyo taageerayaasha labada koox oo soo buux dhaafshay garoonka .

kulankan oo ahaa kulanki ugu dameeyay wareegga hore ee horyaalka ayay labada koox soo bandhigeen ciyaar aad u wanaasgan ,waxaa goolki ugu hoereeyay ee ciyata dhalisay dhalisay Aamino abuukar Aamoow , kaddib sanado badan oo guul la wadaagtay Heegan sanadkan ka hor timid, gabdhaha Heegan ayaa goolal deg deg ah kaga jawaabay waxaana qaybta hore ee ciyaarta lagu kala nastay 5-3 oo ay hogaanka ku hayaan gabdhaha Heegan.

Marki laysku soo laabtay Gabdha horsed ayaa jaanta isla helay waxayna iska soo barbareeyeen hogaanka ciyaarta , ciyaarta oo dhamaad ku dhaw barbaro 8-8 ahna laysku garbiyo ayay kooxda Heegan goolal weerar gaadmo kaga dhalisay Horseed taaso jahwareer ay ka qaadeen Gabdhaha Hor seed waxayna ciyaarta kusoo idlaatay 12-9 oo guusha ku raacday Heegan.

Gabdhaha Heegan ayaa horyalka ku hogaminaya 9 dhib , halka Horswed ay fadhido 6 dhibic kaalinta seddexaad Gadiidka oo leh 3 dhibic waxaana ugu hooseeya gabdhaha Nation oo oo wax dhibic ah laheyn.

W/D: Xuseen Maxamed Hadaafow

Waaxda Warfaafinta Gos


Daawo Sawirada:

IMG_7608 IMG_7611 IMG_7618 IMG_7628 IMG_7633 IMG_7635 IMG_7640 IMG_7646 IMG_7647 IMG_7651 IMG_7653 IMG_7658 IMG_7659 IMG_7662 IMG_7667 IMG_7668 IMG_7671 IMG_7673 IMG_7675 IMG_7683 IMG_7684 IMG_7686 IMG_7688 IMG_7689 IMG_7691 IMG_7699 IMG_7704 IMG_7709 IMG_7712 IMG_7722 IMG_7739 IMG_7754 IMG_7778 IMG_7782 IMG_7783 IMG_7793 IMG_7804 IMG_7831 IMG_7843 IMG_7850 IMG_7864 IMG_7865 IMG_7880 IMG_7889 IMG_9982 IMG_9986 IMG_9987 IMG_9989 IMG_9994




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


 
© Xuquuqda website-kan waxa ay u gaar tahay Guddiga Olombikada Soomaaliyeed 2005 - 2024     -     Website-kan waxaa dhistay: Shirkadda Ileys Inc.