Last update: Friday, March 27 2020 - 13:33:31
Nocom Facebook pageFacebook | Nocom Twitter pageTwitter | Nala Xiriir | Profile | E-mail-ka aqriso | English |
Guddiga Olombikada Soomaaliyeed

Bogga Hore
Doorashooyinka
Profile Xulka Wararka Albumka Sawirada Barnaamijyo Maqal ah Maqal iyo Muuqaal Dalka Soomaaliya Nala Xiriir
Bogagga Ciyaaraha
Barnaamijyo Maqal ah
No image Soomaaliyeey Toosoo Toosoo isku tiirsadaee
Kala soco GOS baraha



Nocsom website

Horseed oo ku guulaysatay horyaalki 28-aad ee Kubadda Laliska+Sawirro

0
Friday October 30, 2015 - 00:32:39 in Xiriirka Kubadda Laliska by
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Horseed oo ku guulaysatay horyaalki 28-aad ee Kubadda Laliska+Sawirro

    Waxaa garoonka Wiish shalay galab Garoonka Wiish lagu soo gebagabeeyay horyaalki 28-aad ee kubadda laliska waxaana kulanki xeritaanka horyaalka musoo daawasho tagay masuuliyiin ka socota wasaaaradda dhalinyarda iyo isboortiga,Wasaaradda Hidaha iyo Ta

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa garoonka Wiish shalay galab Garoonka Wiish lagu soo gebagabeeyay horyaalki 28-aad ee kubadda laliska waxaana kulanki xeritaanka horyaalka musoo daawasho tagay masuuliyiin ka socota wasaaaradda dhalinyarda iyo isboortiga,Wasaaradda Hidaha iyo Tacliinta, Guddiga Olombikada Soomaliyeedm Xiriirka kubadda Gacanta, Kolayga Laliska iyo Ciyaaraha Fudud.

Kulanki ugu dambeeyay Horyaalka waxaa fooda isku daray kooxaha Horseed iyo Wacaaf oo waxayna labada koox soo bandhigen ciyaar xiiso leh oo ay ka maqsudeen masuuliyiintii ka qayb gashay waxyna ciyaarta 3-0 guusha ku raacday kooxda Horseed oo sidaa ku hanatay horyaalka.

Kooxda Horseed ayaa sidaa ku difaacatay horyaalka Kubadda Laliska waxaana la guddoonsiiyay koobka kalinta koowaad ee horyaalka halka kooxda Wacaf ay koobka kalinta labad hanatay.

Dhammaan masuuliyiinti kaso qayb gashay aya ammaan ballaaran uso jeediyay xiriirka Kubadda laliska iyo kooxahiisa oo tartan wacan so bandhigay.

Guddoomiyaha Xiriirka kubada laliska Ingineer Maxamed Cabduqadir Abuukr oo gebagebadii ka hadlay ayaa u mahd celiyay kooxaha Kubadda lalaiska oo tartan wacan nsoo bandhigay iyo shirkaddahja Mdioobya Jubba Airways iyo Daalo Airlines oo xiriirka ka cawiyay qalabka kooxaha.

Guddoomiyaha ayaa inta ku daray in ay qaban doonaan ciyaaraha kubadda Laliska Xeebaha iyo tartanka kubbadda laliska iyo dugsiyada kadibna ay u diyar garoobi doonan tartanka degmooyinka kuwaas oo dhamman laf dhabar u ah horumarka kubadda Laliiskaaa.

W/D: Xuseen Maxamed Hadaafow

Email: hadaafoow7@gmail.com

Daawo Sawiradda:

DSC00437 DSC00452 DSC00455 DSC00457 DSC00459 IMG_0504IMG_0525IMG_0536IMG_0572IMG_0581IMG_0595IMG_0626IMG_0643IMG_0653IMG_0658IMG_0669IMG_0673IMG_0678IMG_0688





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


 
© Xuquuqda website-kan waxa ay u gaar tahay Guddiga Olombikada Soomaaliyeed 2005 - 2025     -     Website-kan waxaa dhistay: Shirkadda Ileys Inc.