Last update: Friday, March 27 2020 - 13:33:31
Nocom Facebook pageFacebook | Nocom Twitter pageTwitter | Nala Xiriir | Profile | E-mail-ka aqriso | English |
Guddiga Olombikada Soomaaliyeed

Bogga Hore
Doorashooyinka
Profile Xulka Wararka Albumka Sawirada Barnaamijyo Maqal ah Maqal iyo Muuqaal Dalka Soomaaliya Nala Xiriir
Bogagga Ciyaaraha
Barnaamijyo Maqal ah
No image Soomaaliyeey Toosoo Toosoo isku tiirsadaee
Kala soco GOS baraha



Nocsom website

Gabdhaha Heegan oo ku guulaystay horyaalki 6-aad ee Kubadda Gacanta Daawo Sawirro Cajiib ah

0
Saturday October 31, 2015 - 21:19:19 in Xiriirka Kubadda Gacanta by Nocsom Editor
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gabdhaha Heegan oo ku guulaystay horyaalki 6-aad ee Kubadda Gacanta Daawo Sawirro Cajiib ah

    Gabdhaha kubadad Gacanta Heegan iyo Horseed ayaa shalay galab ku kulmay garoonka Wiish kulanki ugu xisahaha badnaa horyaalka, waxaana usoo daawo tagay Masuuliyiinka ka tirsan qaybaha kale gedisan e isboortiga , saraakiil iyo dadweynihii ugu badnaa ee

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gabdhaha kubadad Gacanta Heegan iyo Horseed ayaa shalay galab ku kulmay garoonka Wiish kulanki ugu xisahaha badnaa horyaalka, waxaana usoo daawo tagay Masuuliyiinka ka tirsan qaybaha kale gedisan e isboortiga , saraakiil iyo dadweynihii ugu badnaa ee ciyaaraha kasoo qayblaga.


Horseed oo maanka ku haysa iyo ay guul wax ka yar aysan ku filnayn in ay ciyaar fiinaal ah dhex marto Heegan ayaa ka hor tagtay Heegan oo barbaro u baahan si ay u xaqiijiso hanashada horyaalka ,waxaana wacdaro garoonka lasoo galay Gabdhaha Horseed oo goolal deg deg ah kaga naxsaday Heegan waxaa qaybta hore lagu kala nastay 8-4 oo hogaanka ku hayaan gabdhaha Horseed.


Intii lagu guda jiray qaybta nasashada waxaa garoonka qurxiyay baambayda Booliska Soomaaliyeed oo garaacay Heesahah astaamaha qaranka kuwaa ay dadwaynihii garoonka ku sugnaa farxd geliyay iyadoo ilmo kasoo daadatay odayashii hore ee garoonka ku sugnhaa halka dhalinyarada ay sidoo kale u riyaaqeen.




Marki laysku soo laabtay Gabdhaha Heegan ay wax klasoo badlay shaxdii ay kusoo galeen garoonka tasoo keentay in ay iska barbareeyaan hoganka ciyaartana la wareegaan , basle Horsed oo doonaysa in ay ka baaqsato guuldaro kale oo kasoo gaarta Heegan ayaa soo barbaraysay waxayna ciyaarta ku idlaatay 12-12.


Waa marki lixaad oo xiriir ah oo ay Heegan ku guulaysanayso horyaalkam kubadad Gacanta Gabdhaha , halka Horseed ay marki lixaad oo xiriir ah kaalinta labaad ku dhamaysanayso.

W/D: Xuseen Maxamed Hadaafow

Waaxda Warfaafinta Gos

Daawo Sawirada:

 IMG_8275 IMG_8292 IMG_8306  IMG_8318 IMG_8320DSC00709DSC00710DSC00712DSC00719DSC00728DSC00742DSC00787DSC00808DSC00810IMG_8339IMG_8371IMG_8388IMG_8404IMG_8439IMG_8455IMG_8484IMG_8426DSC00839IMG_8532



 





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


 
© Xuquuqda website-kan waxa ay u gaar tahay Guddiga Olombikada Soomaaliyeed 2005 - 2024     -     Website-kan waxaa dhistay: Shirkadda Ileys Inc.