Last update: Friday, March 27 2020 - 13:33:31
Nocom Facebook pageFacebook | Nocom Twitter pageTwitter | Nala Xiriir | Profile | E-mail-ka aqriso | English |
Guddiga Olombikada Soomaaliyeed

Bogga Hore
Doorashooyinka
Profile Xulka Wararka Albumka Sawirada Barnaamijyo Maqal ah Maqal iyo Muuqaal Dalka Soomaaliya Nala Xiriir
Bogagga Ciyaaraha
Barnaamijyo Maqal ah
No image Soomaaliyeey Toosoo Toosoo isku tiirsadaee
Kala soco GOS baraha

Nocsom website

Daawo Sawiradda Xulka Qaranka oo dalka ka amba baxay iyo liiska ciyaartoyda safartay

0
Thursday November 19, 2015 - 15:00:26 in Xiriirka Kubadda Cagta by Nocsom Editor
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo Sawiradda Xulka Qaranka oo dalka ka amba baxay iyo liiska ciyaartoyda safartay

    Xulka qaranka kubadda cagt dalka ayaa maanta ka ambabaxay garoonka Aadan Cadde iyagoo kusii jeeda dalka Ethiopia oo ay uga qayb galayaan ciyaaraha bariga iyo bartamaha afrika (Cecafa Cup 2015)

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xulka qaranka kubadda cagt dalka ayaa maanta ka ambabaxay garoonka Aadan Cadde iyagoo kusii jeeda dalka Ethiopia oo ay uga qayb galayaan ciyaaraha bariga iyo bartamaha afrika (Cecafa Cup 2015)

Xulka qaranka oo tababar diyaar garow ah ku qaadanayay garoonka Banaadir ayaa waxaana ugu dambeyn laga soo xulay ciyaartoydii matali laheyd ciyaaraha Caecafa iyadoo ay ka muuqdaan wajiyo cusub oo aan kulamadii isreebreebka koobka aduunka ciyaarin.

Ciyaartoyda dib ugu soo laabtay xulka waxaa ka mid ah Jabriil Xasan Fariid, Maxamuud cabdinuur Mayman, iyo Cabdririsaaq Cali Maxamed , waxana xulka laga reebay Kabtanka kooxda Banaadir Daadir Amiin Cali iyo daafaca kooxda jeenyo Xamza Maxamed Muqtaa oo qayb ka ahaa Ciyaartoydii ka qayb qatay ciyaarihii isreebreebka koobka Aaduunka.

Xulka qaranka ayaa Group A kula jira dalalka Ethiopia , Tanzania iyo Rwanda waxayna kulankooda ugu horeeyay 22 November la ciyaari doonaan dalka Tanzania.

Haddaba Halkan ka aqriso liiska ciyaartoyda xulka matalaysa.

1 Cusman Jamaac Diraac Madaxa Wafdi

3 Charles Mbabazi Macalin

4 James Mangala Macalinka goolhayayaasha

5 Cali Xuseen Salaad dhaqtarka kooxda

6 Xasan Cabdinuur Geeseey

7 Cabdinaasir Yuusuf Axmed

8 Bile Muxudiin Buraale

9 Cabbdikariim Cabdalla Maxamuud

10 Mustaf Khaalib Xuseen

11 Cabaas Amiin Maxamed

12 Xasan Xuseen Maxamed

13 Xasan Ibraahim Cali

14 Mahad Muxudiin Xaaji

15 Jabriil Xasan fariid.

16 Cusmaan Yuusuf Xaajow

17 Cabdikariin Abuukar Nuur

18 Xasan Cali Babaay.

19 Saadam Cabdullahi Gaab

20 Cabdiqani Maxaauud Buulle

21 Siid Cali Baana Xaaji

22 Xasan Siidoow Hilowle

23 Cabdirisaaq Cali Maxamed

24 Maxamed Cabdiunur Maxamed

25 Sadaam isaaq Kuula

W/D: Xuseen Maxamed Hadaafow

Email: hadaafoow7@gmail.com

Waaxda Warfaafinta Gos

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

© Xuquuqda website-kan waxa ay u gaar tahay Guddiga Olombikada Soomaaliyeed 2005 - 2024     -     Website-kan waxaa dhistay: Shirkadda Ileys Inc.