Last update: Friday, March 27 2020 - 13:33:31
Nocom Facebook pageFacebook | Nocom Twitter pageTwitter | Nala Xiriir | Profile | E-mail-ka aqriso | English |
Guddiga Olombikada Soomaaliyeed

Bogga Hore
Doorashooyinka
Profile Xulka Wararka Albumka Sawirada Barnaamijyo Maqal ah Maqal iyo Muuqaal Dalka Soomaaliya Nala Xiriir
Bogagga Ciyaaraha
Barnaamijyo Maqal ah
No image Soomaaliyeey Toosoo Toosoo isku tiirsadaee
Kala soco GOS baraha



Nocsom website

Cabdiqani Saciid Carab oo loo doortay Guddoomiye ku xigeenka Cecafa+Sawirro

0
Tuesday January 05, 2016 - 10:18:55 in Xiriirka Kubadda Cagta by Nocsom Editor
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Cabdiqani Saciid Carab oo loo doortay Guddoomiye ku xigeenka Cecafa+Sawirro

    Guddoomiyaha Xiriirka kubada cagta Soomaaliya Cabadiqani Saciid Carab ayaa loo doortay guddoomiye ku xigeenka xiriirka kubadda cagta Bariga iyo Bartahama Afrika (Cecafa).

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddoomiyaha Xiriirka kubada cagta Soomaaliya Cabadiqani Saciid Carab ayaa loo doortay guddoomiye ku xigeenka xiriirka kubadda cagta Bariga iyo Bartahama Afrika (Cecafa).

Guddoomiyaha Xiriirka kubada cagta Soomaaliya Cabadiqani Saciid Carab ayaa loo doortay guddoomiye ku xigeenka xiriirka kubadda cagta Bariga iyo Bartahama Afrika (Cecafa).

Guddoomiyaha CecafaDr.Mutasim Gafaar ayaa soo jeediyay in Cabdiqani loo doorto ku xigeenkiisa inti lagu guda jiray shirka guddiga fulinta Cecafa oo ka dhacay caasimada Sudan ee Khartoum maalintii isninta, Ayuu.

DR Musatasim ayaa u arkay Cabdiqani uu yahay ninka ku haboon xilka maadaama uu u yahay masuulka ugu waaya aragsan Guddiga Fulinta Cecafa.

Cabdiqani ayaa marki shanaad oo xiriir ah bishii Novermber 2015 loo doortay xubinimada Cecafa isagoo noqday shaqsiga kaliya ee ka haray guddigii hore FUlinta Cecafa.

 

SI Kastaba, Guddiiga fulinta Ceafa ayaa cod aqlabiyad leh ku ansaxiyay In Cabdiqani Saciid Carab uu noqdo Guddoomiye ku xigeenka Xiriirka kubada cagta Bariga iyo bartamaha Afrika




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


 
© Xuquuqda website-kan waxa ay u gaar tahay Guddiga Olombikada Soomaaliyeed 2005 - 2024     -     Website-kan waxaa dhistay: Shirkadda Ileys Inc.