Last update: Sunday, June 23 2019 - 23:17:01
Nocom Facebook pageFacebook | Nocom Twitter pageTwitter | Nala Xiriir | Profile | E-mail-ka aqriso | English |
Guddiga Olombikada Soomaaliyeed

Bogga Hore
Doorashooyinka
Profile Xulka Wararka Albumka Sawirada Barnaamijyo Maqal ah Maqal iyo Muuqaal Dalka Soomaaliya Nala Xiriir
Bogagga Ciyaaraha
Barnaamijyo Maqal ah
No image Soomaaliyeey Toosoo Toosoo isku tiirsadaee
Kala soco GOS baraha



Nocsom website

Kooxda Banaadir SC oo garaacday Jeenyo oo 10 cayaaryahan ah

0
Saturday January 23, 2016 - 12:54:01 in Xiriirka Kubadda Cagta by Nocsom Editor
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kooxda Banaadir SC oo garaacday Jeenyo oo 10 cayaaryahan ah

    Kooxda kubada cagta BanaadirSC ayaa 2-0 kaga dkaatay kooxda Jeenyo oo ay kulan dada ku yeesheen aroonak Banaadir.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kooxda kubada cagta BanaadirSC ayaa 2-0 kaga dkaatay kooxda Jeenyo oo ay kulan dada ku yeesheen aroonak Banaadir.

Cayaartan oo ay us oo daawasho tageen dadweynihiugu badnaa sida uu horyaalka u bilowday waxa ay labada koox soo bandhigeen cayaar wanaagsan waaana qayta hore lagu kala nastay 0-0


Marki laysku soo laabtay waxaa bilwoga qaybta labaadgaroonka Laga saaray Daafaca kooxda Jeenyo Daandii kadib markii uu qalad ku galay kabtanka Banaadir Daadir Amiin.

Banaadir ayaa ka faa'iidaysaya waxayna heshay laba gool oo mid ah ay sabab u ahayeend aafaca Jeenyo oo kubada isku haleeyay waxaana labada gool u saxiixay Musfata Maxwel oo u dhaashay dalka Nigeria.

Ciyaarta ayaa ugu dambeyn kusoo idlaatay 2-0 oo ay guusha ku raacday Banaadir SC waxyna sidaa kula wareegtay hogaanka horyaalka iyadoo leh 12 dhibic.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


 
© Xuquuqda website-kan waxa ay u gaar tahay Guddiga Olombikada Soomaaliyeed 2005 - 2019     -     Website-kan waxaa dhistay: Shirkadda Ileys Inc.