Last update: Friday, March 27 2020 - 13:33:31
Nocom Facebook pageFacebook | Nocom Twitter pageTwitter | Nala Xiriir | Profile | E-mail-ka aqriso | English |
Guddiga Olombikada Soomaaliyeed

Bogga Hore
Doorashooyinka
Profile Xulka Wararka Albumka Sawirada Barnaamijyo Maqal ah Maqal iyo Muuqaal Dalka Soomaaliya Nala Xiriir
Bogagga Ciyaaraha
Barnaamijyo Maqal ah
No image Soomaaliyeey Toosoo Toosoo isku tiirsadaee
Kala soco GOS baraha



Nocsom website

Heegan iyo Banaadir oo Barbaro isla dhaafi waayay+Sawirro

0
Saturday January 30, 2016 - 22:17:10 in Xiriirka Kubadda Cagta by Nocsom Editor
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Heegan iyo Banaadir oo Barbaro isla dhaafi waayay+Sawirro

    Kooxaha kubada cagta Heegan iyo Banaadir SC ayaa kulmay garoonka Banaadir Kulanki 25 wareega hore ee horyaalka kubada cagta 2015-16.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kooxaha kubada cagta Heegan iyo Banaadir SC ayaa kulmay garoonka Banaadir Kulanki 25 wareega hore ee horyaalka kubada cagta 2015-16.


Kulanka o labada koox u ahaa kulanki shanaad ay koox waliba ka cayaarto horyaalka ayaa waxaa usoo daawasho oo garoonka soo buux dhaafshay taageerayaasha labada koox.

Heegan oo horyaalak daafacanaysa aya qaabishay hogaamiyaasha horyaalka waxaana hardanka cayarta uu ka dhacay qadka dhexe oo koox waliba ay kooxda kale u diiday in ay dhaqaaqo waxaana qaybta hore lagu kala nastay 0-0

Marki laysku soo laabtay Banaadir ayaa waxaa hakad kuyimid kubadeedi kadib marki uu dhaawac kasoo gaarayt kubad sameyahoodakubadda ukala wada Gacalan Faarax Cali, Heegan ayaa sida ku abuurtay fursadso ay goolal ku dhalin kartay balse aanan ka faa’iidaysan waxayna cayaarta kusoo idlaatay 0-0

Banaadir SC ayaa waxay horyaalka ku hogaaminaysaa 13 dhibcood waxayna 2 dhibcood ka sareysaa kooxda Dekeddaha oo kusoo xigta.

Heegan ayaa dhankedahaysta 5 dhibic waxayna kaalinta waxayna fadhidaa kaalintya lixaad ee kala sareynta horyaalka.

xa IMG_1867 IMG_1890 IMG_1892 IMG_1902IMG_2110 IMG_2109 IMG_1965 IMG_1995 IMG_2043 IMG_2057 IMG_2062 IMG_2094 IMG_2122IMG_1973

 Waaxda Warfaafinta Gos




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


 
© Xuquuqda website-kan waxa ay u gaar tahay Guddiga Olombikada Soomaaliyeed 2005 - 2024     -     Website-kan waxaa dhistay: Shirkadda Ileys Inc.