Last update: Friday, March 27 2020 - 13:33:31
Nocom Facebook pageFacebook | Nocom Twitter pageTwitter | Nala Xiriir | Profile | E-mail-ka aqriso | English |
Guddiga Olombikada Soomaaliyeed

Bogga Hore
Doorashooyinka
Profile Xulka Wararka Albumka Sawirada Barnaamijyo Maqal ah Maqal iyo Muuqaal Dalka Soomaaliya Nala Xiriir
Bogagga Ciyaaraha
Barnaamijyo Maqal ah
No image Soomaaliyeey Toosoo Toosoo isku tiirsadaee
Kala soco GOS baraha



Nocsom website

Ogow Maalinta iyo Saacadda ay Ciyaarayaan Ciyaartoyda Soomaaliya ee Rio 2016

0
Friday August 12, 2016 - 12:07:24 in Wararka Gudaha by Nocsom Editor
  • Visits: 2129
  • (Rating 3.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ogow Maalinta iyo Saacadda ay Ciyaarayaan Ciyaartoyda Soomaaliya ee Rio 2016

    Ciyaaraha Olombikada Adduunka oo si xiiso leh uga socda waxaa si Soomaaliya uga qeyb galaya laba ciyaaryahan, Maxamed Daa'uud Maxamed iyo Maryan Nuux Muuse .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciyaaraha Olombikada Adduunka oo si xiiso leh uga socda waxaa si Soomaaliya uga qeyb galaya laba ciyaaryahan, Maxamed Daa'uud Maxamed iyo Maryan Nuux Muuse .

l


abada ciyaaryahan ayaa diyaar garow usoo galay sidi ay tartan guulo uga keeni lahaayeen waxaynaordi doonaan tobobaadka beri bilaabanaya.

Maryan Nuux Muuse ooka qeyb galeysa orodka 400 mtr ayaaordi doonta Sabtitda 13 agoosto 5:35 galabnimo xilliga geeska afrika.

Maxamed Daa'uud Maxamed oo ka qeyb geli doona orodka 5,000 ayaa isna ordi doona Arbaco 17 Agoosto 4:00 galabnmio xilliga geeska Afrika.

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


 
© Xuquuqda website-kan waxa ay u gaar tahay Guddiga Olombikada Soomaaliyeed 2005 - 2024     -     Website-kan waxaa dhistay: Shirkadda Ileys Inc.