Last update: Friday, March 27 2020 - 13:33:31
Nocom Facebook pageFacebook | Nocom Twitter pageTwitter | Nala Xiriir | Profile | E-mail-ka aqriso | English |
Guddiga Olombikada Soomaaliyeed

Bogga Hore
Doorashooyinka
Profile Xulka Wararka Albumka Sawirada Barnaamijyo Maqal ah Maqal iyo Muuqaal Dalka Soomaaliya Nala Xiriir
Bogagga Ciyaaraha
Barnaamijyo Maqal ah
No image Soomaaliyeey Toosoo Toosoo isku tiirsadaee
Kala soco GOS baraha



Nocsom website

Maxamed Daa'uud Oo maanta ka qeyb galaya orodka 5,000 Ogow Saacadda Rasmiga

0
Wednesday August 17, 2016 - 09:52:55 in Wararka Gudaha by Nocsom Editor
  • Visits: 1880
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maxamed Daa'uud Oo maanta ka qeyb galaya orodka 5,000 Ogow Saacadda Rasmiga

    Oradyahanka xulka qaranka Soomaaliya Maxamed Daa'uud Maxamed ayaa maanta ka qeyb galaya orodka 5,000 ee ciyaaraha Olombikada Adduunka.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Oradyahanka xulka qaranka Soomaaliya Maxamed Daa'uud Maxamed ayaa maanta ka qeyb galaya orodka 5,000 ee ciyaaraha Olombikada Adduunka.




Maxmaed ayaa kujira qeybta koowaad ee isreebreebka orodka waxuuna la tartami doona 24 ciyaaryahan daalal kale duwan ka socda.


Orodka ayaa bilaan doona 10:05 barqanimo xilliga dalka Brazil oo ka dhigan 4:05 ee xillia Soomaaliya.


Maxamed ayaa rajo weyn ka qaba inuu natiijo wax ku ool kasoo hoyo orodkaas waxayn dhammaad umadda Soomaaliyeed u rajeynayaan inuu guul gaaro.

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


 
© Xuquuqda website-kan waxa ay u gaar tahay Guddiga Olombikada Soomaaliyeed 2005 - 2024     -     Website-kan waxaa dhistay: Shirkadda Ileys Inc.