Last update: Friday, March 27 2020 - 13:33:31
Nocom Facebook pageFacebook | Nocom Twitter pageTwitter | Nala Xiriir | Profile | E-mail-ka aqriso | English |
Guddiga Olombikada Soomaaliyeed

Bogga Hore
Doorashooyinka
Profile Xulka Wararka Albumka Sawirada Barnaamijyo Maqal ah Maqal iyo Muuqaal Dalka Soomaaliya Nala Xiriir
Bogagga Ciyaaraha
Barnaamijyo Maqal ah
No image Soomaaliyeey Toosoo Toosoo isku tiirsadaee
Kala soco GOS baraha



Nocsom website

Gos oo xaflad sagootin ah u sameysay Ciyaartoyda Xulka qaranka Shatrinjiga+Sawirro

0
Monday August 29, 2016 - 12:01:15 in Xiriirka Shatranjiga by Nocsom Editor
  • Visits: 2100
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gos oo xaflad sagootin ah u sameysay Ciyaartoyda Xulka qaranka Shatrinjiga+Sawirro

    Guddiga Olombikada Soomaaloyede ayaa xafiiskiisa ku qabtay xaflad lagu sagootinahay Ciyaartoyda xulka qaranka shatrinjiga , waxaanaf laflada lagu sagootinaya oo ka dhacday xarunta gos kasoo qeyb galay Masuuiyiin ka socotay Gos iyo Xiriirka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddiga Olombikada Soomaaloyede ayaa xafiiskiisa ku qabtay xaflad lagu sagootinahay Ciyaartoyda xulka qaranka shatrinjiga , waxaanaf laflada lagu sagootinaya oo ka dhacday xarunta gos kasoo qeyb galay Masuuiyiin ka socotay Gos iyo Xiriirka Shatrinjiga.

Ugu horeyn waxaa halkaas ka hadlay guddoomiyaha Xirirka Soomaaliyeed ee Shatriniga Axmed Cabdi Xasan, waxuuna sheegay in wafi ka kooban 9 oo isugu jira maamul iyo ciyaartoy ay ka qeyb geli doonaantartanki 42 ee ciyaaraha Shatrinjiga adduunka , isla markaana ay rajeynayaan in ay guulo kasoo hoyaaan.

Ibraahim Xuseen Cali Roombo oo ka tirsan Guddiga Fulinta Gos oo xaflada ka hadlay ayaa soo dhaqeeyay dadaalka Xiriirka Shatrinjiga uu tartankaheerka caalami ah ugu diyaargaroobay, waxuuna intaa kudaray in Gos ay soo dhaweyneyso isla markaan ay dhiira gelineyso xiriirka Shanrinjiga oo xil iska saaray sidii calanka Soomaalieed ugu soo dhex muuqaan lahaa magaalada Baku.

Madaxa Xiriirada Gos Xaaji Maxamed Axmed Coloow dhankiisa tilmaamay Xiriirka Shatrinjiga uu muujiyay dadaal ballaaran maadaama uu ka qeyb galayo tartanka Olimbikada Shatriniga Caalamiga. Xaaji Coloow ayaa dhanka kale tilmaamay in ciyaraah Shatrinjiga ay wax weyn ka taraaan horumarka ardayda heerka waxbarsaho ku jirta , waxuuna masuliyiinta Jaamacadaha iyo iskuulada ugu baaqay in ay maadooyinkooda waxbarsho kusoo daraan si ay ardayda uga faa'iideystaan dalkuna uu u helo ciyaartoyda daafacda sumcadda calanka dalka.

Tartankan oo ak dhacaya magaalada Baku ee Caasimadda dalak Azerbajan waxa ka qeyb galaya 192wadan oo caalamka ka socda waxaana soomaaliya ugu oolamidoona shan ciyaaryahan.



Wafdiga iyo Ciyaartoyda ayaa lagu wadaa in ay maanta ka ambabaxaan garoonka Aaden Cadde ee magaalada Muqdisho.



Waaxda warfaafinta Gos

Info@nocsom.com

 

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


 
© Xuquuqda website-kan waxa ay u gaar tahay Guddiga Olombikada Soomaaliyeed 2005 - 2024     -     Website-kan waxaa dhistay: Shirkadda Ileys Inc.