Last update: Friday, March 27 2020 - 13:33:31
Nocom Facebook pageFacebook | Nocom Twitter pageTwitter | Nala Xiriir | Profile | E-mail-ka aqriso | English |
Guddiga Olombikada Soomaaliyeed

Bogga Hore
Doorashooyinka
Profile Xulka Wararka Albumka Sawirada Barnaamijyo Maqal ah Maqal iyo Muuqaal Dalka Soomaaliya Nala Xiriir
Bogagga Ciyaaraha
Barnaamijyo Maqal ah
No image Soomaaliyeey Toosoo Toosoo isku tiirsadaee
Kala soco GOS baraha



Nocsom website

Xiriirka ShatrinjigaSoomaliyeed oo Baaq u diray ciyaartoyda Shatrinjiga

0
Monday February 13, 2017 - 00:16:17 in Xiriirka Shatranjiga by Nocsom Editor
  • Visits: 1713
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xiriirka ShatrinjigaSoomaliyeed oo Baaq u diray ciyaartoyda Shatrinjiga

    Xiriirka Soomaaliyeed ee Shatrinjiga oo ka mid ah xiriirada door muhiika ka ciyaara tartamada heerka Caalami uu xiriirkaas ka qeyb galo ayaa baaq u diray ciyaartoyada ciyaaraha Shatrinjiga gaar ahaan kuwa da'doodu ka hooseyso 16 sano.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xiriirka Soomaaliyeed ee Shatrinjiga oo ka mid ah xiriirada door muhiika ka ciyaara tartamada heerka Caalami uu xiriirkaas ka qeyb galo ayaa baaq u diray ciyaartoyada ciyaaraha Shatrinjiga gaar ahaan kuwa da'doodu ka hooseyso 16 sano.


Xiriirka ayaa qorsheynayaa inuu ka qeyb galo tartanka Ciyaartodya da'doodu hooseyso 16 sano ee Soonka 4.2 ( Youth Under 16 Championship) waxaana lagu wadaa inuu tartanka ka dhaco Magaalada Mombaza 15-23 April 2017.



Tartanka waxuu xiriirka ugu talo galay in ay ka qeyb galaan 5 ciyaaryahan oo wiilal iyo gabdho isugu jira, Wiilasha ayaa laga doonayaa inaysan da'da 16 sano ka badnaan, halka gabadhaha laga doonayo in ay kaliya ciyaari karaan.



Xiriirka Soomaaliyeed ayaa sanadki hore noqday xiriirka tartamada ugu abdan ee heer caalami ka qeyb galay sanadki tagay, gaar ahaan waxuu guulo kasoo hoyay ciyaarihii 42ee Shatrinjiga adduunka oo ka dhacay Magaalada Baku ee dalak Azerbajan.


Haddaba halkan ka aqriso qoraalka uu xiriirka soo saaray kaasoo ku saxiixnaa guddoomiyaha Xiriirka Shatrinjiga Soomaaliyeed Axmed Cabdi Xasan ( Wataac)




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


 
© Xuquuqda website-kan waxa ay u gaar tahay Guddiga Olombikada Soomaaliyeed 2005 - 2024     -     Website-kan waxaa dhistay: Shirkadda Ileys Inc.