Last update: Friday, March 27 2020 - 13:33:31
Nocom Facebook pageFacebook | Nocom Twitter pageTwitter | Nala Xiriir | Profile | E-mail-ka aqriso | English |
Guddiga Olombikada Soomaaliyeed

Bogga Hore
Doorashooyinka
Profile Xulka Wararka Albumka Sawirada Barnaamijyo Maqal ah Maqal iyo Muuqaal Dalka Soomaaliya Nala Xiriir
Bogagga Ciyaaraha
Barnaamijyo Maqal ah
No image Soomaaliyeey Toosoo Toosoo isku tiirsadaee
Kala soco GOS baraha



Nocsom website

Ciyaaraha kubada Koleyga 3x3 oo maanta Furmaya sideey kooxaha isugu aadeen?

0
Thursday May 04, 2017 - 10:51:46 in Xiriirka Kubadda Kolayga by Nocsom Editor
  • Visits: 1321
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciyaaraha kubada Koleyga 3x3 oo maanta Furmaya sideey kooxaha isugu aadeen?

    Waxaa maanta lagu wadaa in xiriirka Soomaaliyeed ee kubada Koleyga daah furo ciyaaraka kubada Koleyga 3x3 kaasoo ay ka qeyb galayaan kooxaha Wiilasha iyo Kuwa gabadhaha.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa maanta lagu wadaa in xiriirka Soomaaliyeed ee kubada Koleyga daah furo ciyaaraka kubada Koleyga 3x3 kaasoo ay ka qeyb galayaan kooxaha Wiilasha iyo Kuwa gabadhaha.



 manta lagu wadaa in xiriirka Soomaaliyeed ee kubada Koleyga daah furo ciyaaraka kubada Koleyga 3x3 kaasoo ay ka qeyb galayaan kooxaha Wiilasha iyo Kuwa gabadhaha.


Tartnka Wiialasha waxaa ku loolami doona 11 koox waxayna isugu aadeen.


GROUP A; Heegan, Horseed, Nationlink, KS .Cable, Gaadiidka iyo Sancada


GROUP B: Dekedaha, Feero, O.F.C, Halgan iyo Jubba Air



Isku aadkan Gabadha oo ah mid iswada arag ah waxayna ka qeyb galaya kooxaha


Heegan, Horseed, Nationlin,KS. Cable, O.F.C. Gaadiidka


 

Laba kulan oo katirsan dhanka Wiilasha ayaa manta la ciyaari doona waxaana kulanka hore Heegan iyo Gaadiidka , halka kulanka Labaad ay fooda isku dari doonaan Dekedda iyo Feero.


Kulamadan ayaa ka dhici doona garoonak Wiish saacadda 4: 00 Galabnimo




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


 
© Xuquuqda website-kan waxa ay u gaar tahay Guddiga Olombikada Soomaaliyeed 2005 - 2024     -     Website-kan waxaa dhistay: Shirkadda Ileys Inc.