Last update: Friday, March 27 2020 - 13:33:31
Nocom Facebook pageFacebook | Nocom Twitter pageTwitter | Nala Xiriir | Profile | E-mail-ka aqriso | English |
Guddiga Olombikada Soomaaliyeed

Bogga Hore
Doorashooyinka
Profile Xulka Wararka Albumka Sawirada Barnaamijyo Maqal ah Maqal iyo Muuqaal Dalka Soomaaliya Nala Xiriir
Bogagga Ciyaaraha
Barnaamijyo Maqal ah
No image Soomaaliyeey Toosoo Toosoo isku tiirsadaee
Kala soco GOS baraha



Nocsom website

Tartanka kubadda Kolegya 3x3 oo furmay Heegan iyo Feero guulo kubilaabay tartanka+Sawirro

0
Friday May 05, 2017 - 13:37:19 in Xiriirka Kubadda Kolayga by Nocsom Editor
  • Visits: 1594
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Tartanka kubadda Kolegya 3x3 oo furmay Heegan iyo Feero guulo kubilaabay tartanka+Sawirro

    Xiriirka Soomaaliyeed ee kubadda Koleyga ayaa garoonka Wiish si rasmi ah uga furay tartanka kubada Koleyga 3x3 ee dhanak Wiilasha waxaana xafladi guritaanka kazoo qeyb galay masuuliyiin ka socotaya xiriirka kubada Gacanta, Kubadda cagta iyo guddiga

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xiriirka Soomaaliyeed ee kubadda Koleyga ayaa garoonka Wiish si rasmi ah uga furay tartanka kubada Koleyga 3x3 ee dhanak Wiilasha waxaana xafladi guritaanka kazoo qeyb galay masuuliyiin ka socotaya xiriirka kubada Gacanta, Kubadda cagta iyo guddiga Fulinta xiriirka kubada Koleyga.


 

 

Ugu horeyn waxaa goobta ka hadlay xoghayaya XSKK Abuukar IBraahin Maxamed Waxuuna sheegay in tartankan ay ka qeyb galayaan 12 koox oo wiilal ah iyo 6 koox oo gabdho isla markaana ay doonayaan in bishan May gudaheeda ay soo afjaraan.


 

 

Sidoo kale waxaa goobta ka hadlay guddoomiyaha XSKK Cabdullaahi Nuur Maxamed Caddaani waxuuna sheegay in tartanka ay ugu talo galeen in laga xulo ciyaartoyada xulka qaranka 3x3 kuwa da’yarta oo iyo kuwa waa weyn kuw aoo isugu jira wiilal iyo Gabdho.



 

Guddoomiye Cadaani ayaa dhanka kale sheegay in ciyaartoyda ka qeyb galeysa tartanka ay la yimaadaan ciyaar wanaag isla markaana ay ka fogaadaan wax lid ku ah sharciga kubadda koleyga.


 

Kulanki ugu horeeyay tartanka oo ay fooda isku dareen Heegan iyo Gaadiidka aya kusoo idlaaday 13-7 oo ay guusha ku raacday Heegan, halka kulanki labaad ee ay iska hor yimaadeen kooxaha Dekededaha iyo Feero, waxyna 8-3 guusha ku raacday Feero.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


 
© Xuquuqda website-kan waxa ay u gaar tahay Guddiga Olombikada Soomaaliyeed 2005 - 2024     -     Website-kan waxaa dhistay: Shirkadda Ileys Inc.