Last update: Friday, March 27 2020 - 13:33:31
Nocom Facebook pageFacebook | Nocom Twitter pageTwitter | Nala Xiriir | Profile | E-mail-ka aqriso | English |
Guddiga Olombikada Soomaaliyeed

Bogga Hore
Doorashooyinka
Profile Xulka Wararka Albumka Sawirada Barnaamijyo Maqal ah Maqal iyo Muuqaal Dalka Soomaaliya Nala Xiriir
Bogagga Ciyaaraha
Barnaamijyo Maqal ah
No image Soomaaliyeey Toosoo Toosoo isku tiirsadaee
Kala soco GOS baraha



Nocsom website

Cali Iidow oo Maanta Soomaaliya u tartamaya Ogoow Saacada iyo Ciyaartoyda tartanka la galaya dalaka ay u dhasheen

0
Saturday May 20, 2017 - 10:45:55 in Xiriirka Ciyaaraha Fudud by Nocsom Editor
  • Visits: 1938
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Cali Iidow oo Maanta Soomaaliya u tartamaya Ogoow Saacada iyo Ciyaartoyda tartanka la galaya dalaka ay u dhasheen

    Cali Iidoow Xasan oo Soomaaliya u matalaya ciyaarahaa Olombikada Islaamka oo ka soconaya magalada Baku ee caasimadda dalka Azerbajan ayaa maanta ka qeyb galaya Fiinaalka orodka 1500m.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Cali Iidoow Xasan oo Soomaaliya u matalaya ciyaarahaa Olombikada Islaamka oo ka soconaya magalada Baku ee caasimadda dalka Azerbajan ayaa maanta ka qeyb galaya Fiinaalka orodka 1500m.




Cali waxaa uu ka mid yahay 12 ciyaaryahan oo fiinaalka ku loolami doona waxuuna orodkooda bilaaban doonaa 4:00 galabnimo xilliga geeska Afrika.


Hadda halkan ka aqriso 11 ciyaaryahan ee cali la tartamaya iyo dalalka ay u dhasheen.


 

ALI Idow Hassan Somalia


MIKHOU Sadik Bahrain


KAAZOUZI Brahim        MAROCO



MAYANJA Salim Abu      Uganda


MESSAOUDI Ali              Algeria


OZDEMIR Ramazan       Djabouti


ALZAABI Saud               UAE


ELKAAM Fouad              Marocco

HAMIZAN Ahmad          Maleysia

SHAWEEN Mohammed       Saudi Arabia

SEUREI Benson Kiplagat     Bahrain


Waaxda warfaafinta GOS


info@nocsom.com




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


 
© Xuquuqda website-kan waxa ay u gaar tahay Guddiga Olombikada Soomaaliyeed 2005 - 2024     -     Website-kan waxaa dhistay: Shirkadda Ileys Inc.