Last update: Friday, March 27 2020 - 13:33:31
Nocom Facebook pageFacebook | Nocom Twitter pageTwitter | Nala Xiriir | Profile | E-mail-ka aqriso | English |
Guddiga Olombikada Soomaaliyeed

Bogga Hore
Doorashooyinka
Profile Xulka Wararka Albumka Sawirada Barnaamijyo Maqal ah Maqal iyo Muuqaal Dalka Soomaaliya Nala Xiriir
Bogagga Ciyaaraha
Barnaamijyo Maqal ah
No image Soomaaliyeey Toosoo Toosoo isku tiirsadaee
Kala soco GOS baraha



Nocsom website

Banaadir Zone oo ku guuleystay tartanka kubada Gacanta Xeebaha+Sawirro

0
Wednesday May 31, 2017 - 10:45:49 in Xiriirka Kubadda Gacanta by Nocsom Editor
  • Visits: 1379
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Banaadir Zone oo ku guuleystay tartanka kubada Gacanta Xeebaha+Sawirro

    Xiriirka Soomaaliyeed ee kubada Gacanta ayaa magaalada muqdisho kusoo gebagabeeyay tartanka kubadda Gacanta Xeebaha oo uu xiriirka marki u horeysay qabtay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xiriirka Soomaaliyeed ee kubada Gacanta ayaa magaalada muqdisho kusoo gebagabeeyay tartanka kubadda Gacanta Xeebaha oo uu xiriirka marki u horeysay qabtay.

 

 

 

Tartankan oo lagu qabtay xeebta Liido, waxaa kazoo qeyb galay afar koox, waxayna kooxihii ka qeyb alay ay soo bandhigeen ciyaar xirfadoodu sareyso, waxaana kama dambeysta tartanka usoo gudbay Kooxda Banadir Zone iyo kooxda Nageyle.



 

Labada koox ayaa soo bandhigay ciyaar ad loo jecleystay , waxaana waqtigii loogu talo galay guusha ay 2-0 ku raacday kooxda Banaadir Zone, oo adkaatay laba kulan oo min 10 daqiiqo ah sida uu sharciga qabo.


 

 

Gebagabadii waxaa halkaas koobbaka kaalmaha koowaad iyo labaad lagu doonsiisay kooxda Nagleyle oo kaalinta labad ashay oo kooxda Banaadir Zone oo kaalinta koowaad gashay.


 

Waa tartanki labaad ee uu xiriirka kubada Gacanta Soomaaliya qabnayo, waxaana ka horeeyay tartanka Degmooyinka Gobolka Banaadir, iyadoo qorshaha xiriir ahy kujirto qabashaada tartanka Jeneraal Daa’uud iyo kan horyaalka oo wiilal iyo Gabdho isugu jira.







Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


 
© Xuquuqda website-kan waxa ay u gaar tahay Guddiga Olombikada Soomaaliyeed 2005 - 2024     -     Website-kan waxaa dhistay: Shirkadda Ileys Inc.