Last update: Friday, March 27 2020 - 13:33:31
Nocom Facebook pageFacebook | Nocom Twitter pageTwitter | Nala Xiriir | Profile | E-mail-ka aqriso | English |
Guddiga Olombikada Soomaaliyeed

Bogga Hore
Doorashooyinka
Profile Xulka Wararka Albumka Sawirada Barnaamijyo Maqal ah Maqal iyo Muuqaal Dalka Soomaaliya Nala Xiriir
Bogagga Ciyaaraha
Barnaamijyo Maqal ah
No image Soomaaliyeey Toosoo Toosoo isku tiirsadaee
Kala soco GOS baraha



Nocsom website

Tartanka Shatrinjiga Iskuulada oo muqdisho lagu soo gebogabeeyay+Sawirro

0
Sunday December 03, 2017 - 09:02:44 in Xiriirka Shatranjiga by
  • Visits: 1130
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Tartanka Shatrinjiga Iskuulada oo muqdisho lagu soo gebogabeeyay+Sawirro

    Xiriirka Soomaaliyeed ee Shatrinjiga ayaa magaalada Muqdisho kusoo gebpgabeeyay tartanka Shatrinjiga iskuulada gobolka Banaadirkaasoo lagu qabtay Hotel Golis ee magaalada Muqdisho.,waxaana xaflada xeritaanka kasoo qeyb galay masuulyiin ka socotay xir

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xiriirka Soomaaliyeed ee Shatrinjiga ayaa magaalada Muqdisho kusoo gebpgabeeyay tartanka Shatrinjiga iskuulada gobolka Banaadirkaasoo lagu qabtay Hotel Golis ee magaalada Muqdisho.,waxaana xaflada xeritaanka kasoo qeyb galay masuulyiin ka socotay xiriirka Shatrinjiga iyo ciyaartoy heer qaran ah.



 


 

Tartankan oo socday laba maalin waxaan ka qeyb galay 32 ciyaaryahan oo isugu jray Wiilal iyo gabdho kuwaa oo matalayey 10 iskuul, waxayna u tartamayeen sadex qeyb oo kala ah da’yarta kayar 18 sano, 16 snao, iyo 12 sano, waxuna ciyaaryahankasta ciyaaray 5 wareeg.



Gebogebadii waxaa xafladda xeritaanka ka hadlay Madaxa arimaha iskuulada iyo garsoorka Ustaad Cabdalla Cabdalla cali, waxuna tilmaamay in Xiriirk Shatrinjiga uu manta hasyto dayar uu ku faani karo kuwas oo matali kara heer qaran. Ustaad Cabdalla ayaa dhanka kale tilmaamay in Iskuulada dalak aysan ku koobnayn 11 iskuul basle u tartankan gogol xaar u yahay tartan badan oo dhanak iskuulada uu xiriirka qorsheynayo,waxuuna ugu dambayn u mhad celiyay maamulada iskuulada iyo ardayda tartanka kasoo qeyb gashay gaar ah guulaysatayaasha tartanka.


 

 

 

Tartankan oo nuuciisa oo ae aan horey looga dhigin dalka ayaa waxay ciyaartoyda muujiyeen karti dheeri ah waxaana abaalamro la gudoonsiiyeey ardayda kaalmaha hore tartanka ka galay.






Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


 
© Xuquuqda website-kan waxa ay u gaar tahay Guddiga Olombikada Soomaaliyeed 2005 - 2024     -     Website-kan waxaa dhistay: Shirkadda Ileys Inc.