Last update: Friday, March 27 2020 - 13:33:31
Nocom Facebook pageFacebook | Nocom Twitter pageTwitter | Nala Xiriir | Profile | E-mail-ka aqriso | English |
Guddiga Olombikada Soomaaliyeed

Bogga Hore
Doorashooyinka
Profile Xulka Wararka Albumka Sawirada Barnaamijyo Maqal ah Maqal iyo Muuqaal Dalka Soomaaliya Nala Xiriir
Bogagga Ciyaaraha
Barnaamijyo Maqal ah
No image Soomaaliyeey Toosoo Toosoo isku tiirsadaee
Kala soco GOS baraha



Nocsom website

Guddoomiyaha GOS oo ka qayb galay munaasabadda Dhagax -dhigga xarunta Isboortiga+Sawirro

0
Thursday August 09, 2018 - 11:59:31 in Wararka Gudaha by Nocsom Editor
  • Visits: 1298
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Guddoomiyaha GOS oo ka qayb galay munaasabadda Dhagax -dhigga xarunta Isboortiga+Sawirro

    Guddoomiyaha Guddiga Olombikada SoomaaliyeedMudane Cabadullaahi Axmed Tarabi ayaakaqayb galaymunaasabadda dhagax- dhig loogu soo samaynayay xarunta Isboortiga, waxaan xafladan oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda dhallinyarada iyo Isboortiga kasoo qay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddoomiyaha Guddiga Olombikada SoomaaliyeedMudane Cabadullaahi Axmed Tarabi ayaakaqayb galaymunaasabadda dhagax- dhig loogu soo samaynayay xarunta Isboortiga, waxaan xafladan oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda dhallinyarada iyo Isboortiga kasoo qayb galay Masuuliyiin ka socotay wasaaradda,Maamulka Gobolka Banaadir, Guddiga Olombikada Soomaliyeed iyo madaxda Xiriirada iyo hay'adataaba gelinaya dhismaha.



Xarunta oo ay ku yaalaan garoomobadan oo isboortigaah sida garoonka kubadda Kolayga Wiish,garoonka dabaasha, garoonkaKubadda Miiskaiyo xafiisyo Xiriir waxaa kaliya ka shaqanayaygaroonka Wiish oo ay ku ciyaaraan ilaa afar xiriir.



Guddoomiyaha GOS Mudanexafladda ka hadlay ayaa sheegay in Garoonka Wiish uu yahay halkii uu ciyaarihii kasoo bilaabay kahorintii aan loo guurinTuulada Isboortiga ( Istaadiyo Muqdisho) ay garoomadan ahaayeen kuwa ugu Muhiimsan dalka isla markaana in 27 sano dib loo soo nooleeyana ay ad muhiim u tahay.


" Anigoo ku hadlaya magca bahda Isboortiga waxaan mahad celin usoo jeedinaya Wasaaradda Dhallinyarda iyo Isboortiga oo juhdi ballaaran ku bixisay howshan iyo Howlo kale oo muhiim u ah dhallinayarada iyo isboortiga , waxaan Wasaraddaha kale ee dalka ku codsanaynaa in ay ku daydaan si horumarka kan ka ballaaran loo gaaro .” Ayuu yiri Guddoomiye Tarabi.


Wasiirka Wasaaradda Dhallinyara iyo IsboortigaMarwa Khadiijo Maxmed Diiriye iyo Guddoomiye ku xigeenka Arimaha Bulshada Gobolka Banaadir Basmo Caamiroo xaflada ka hadlay aysheegayin ay ka go’antahayu adeegidadhalinyarada Soomaaliyeed iyo dhamaan bahda isboortiga.


Garoomada iyo xafiiyadadib u dhiska lagu samaynayoayaan waxshaqo ah lagu qaban tan iyo 1991 marka laga reebogaroonka Wiish oo ay ku ciyaaraan xiriiradaKubadda Kolayga, Gacanta, laliska iyoTeeniska dheer, waxayna muhiim u yihiin horumarka Isboortiga dalka.


 Guddiga olombikada Soomaaliyeed   iyo  xiriiradiisa ayaa 27 sabo ee lasoo dhaafay  juhdi ku bixinayay  horumarinta garoomada Isboortiga   iyagoo aan gacan ka helayn dowladda dhexe ee dalka, basle waxay hadda u muuqataa  in Isboortiga uu helayo hiilo.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


 
© Xuquuqda website-kan waxa ay u gaar tahay Guddiga Olombikada Soomaaliyeed 2005 - 2024     -     Website-kan waxaa dhistay: Shirkadda Ileys Inc.