Last update: Friday, March 27 2020 - 13:33:31
Nocom Facebook pageFacebook | Nocom Twitter pageTwitter | Nala Xiriir | Profile | E-mail-ka aqriso | English |
Guddiga Olombikada Soomaaliyeed

Bogga Hore
Doorashooyinka
Profile Xulka Wararka Albumka Sawirada Barnaamijyo Maqal ah Maqal iyo Muuqaal Dalka Soomaaliya Nala Xiriir
Bogagga Ciyaaraha
Barnaamijyo Maqal ah
No image Soomaaliyeey Toosoo Toosoo isku tiirsadaee
Kala soco GOS baraha



Nocsom website

Cayaaraha da'yarta olombikada Zone 5 oo furmay iyo Somaliya oo laba xul kaga qayb galaysa

0
Tuesday April 02, 2019 - 22:38:05 in Xiriirka Kubadda Kolayga by Nocsom Editor
  • Visits: 1532
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Cayaaraha da'yarta olombikada Zone 5 oo furmay iyo Somaliya oo laba xul kaga qayb galaysa

    Waxaa maanta caasimadda dalka Rwanda Kigali si rasmi ah uga furmay cayaaraha olombikada da'yarta wadamada Zone 5 kaasoo ah tartanki ugu horeeyay oo ay Wadamada Soonka shannaad ay heer Olymipic u qabtaan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa maanta caasimadda dalka Rwanda Kigali si rasmi ah uga furmay cayaaraha olombikada da'yarta wadamada Zone 5 kaasoo ah tartanki ugu horeeyay oo ay Wadamada Soonka shannaad ay heer Olymipic u qabtaan.

Guddiga Olombikada Qaranka Soomaaliyeed waxaa tartanka ku matalaya Xulalka qaranka kubadda Kolayga oo kuu loolami doona cayaaraha kubadda Kolayga 3x3 iyo cayaartoyda Xulka qaranka cayaaraha Fudud.


Tartankan waxaa ka qayb galaya 300 cayaaryahan oo ka socda 12 wadanwaxayna ku loolami doonaan 39 biladood.



Tartanka oo socon doona muddo 5 cisho ah waxaa ka qayb galay cayaartoyda da’ahaan dhalatay 1-di January 2001 iyo 1-di January 2003,  kuwaa oo matalaya 12 dal oo kala ah Somalia, Kenya, Tanzania, Burundi,  Egypt, Eritrea, Uganda, South Sudan, Ethiopia, Sudan, Martigeliyaasha Tartanka Rwanda iyo Olombikada dalka faransiiska oo si marti ah kaga qayb galaysa.



 Maanta   kaliya xafladda furitaanka ayaa qabsootay waxaana si rasmi ah kulamada ay u bilaaban doonaan  3-da April


Xulka qaranka Kubadda Kolayga waxay kulankooda ugu horeeyay berry la ciyaari doonaan wadanka Koofurta Sudan kulan bilaaban doona 12:05 xilliga geeska Afrika.


Waaxda Wafraafinta GOS

 Info@nocsom.com




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


 
© Xuquuqda website-kan waxa ay u gaar tahay Guddiga Olombikada Soomaaliyeed 2005 - 2024     -     Website-kan waxaa dhistay: Shirkadda Ileys Inc.