Last update: Friday, March 27 2020 - 13:33:31
Nocom Facebook pageFacebook | Nocom Twitter pageTwitter | Nala Xiriir | Profile | E-mail-ka aqriso | English |
Guddiga Olombikada Soomaaliyeed

Bogga Hore
Doorashooyinka
Profile Xulka Wararka Albumka Sawirada Barnaamijyo Maqal ah Maqal iyo Muuqaal Dalka Soomaaliya Nala Xiriir
Bogagga Ciyaaraha
Barnaamijyo Maqal ah
No image Soomaaliyeey Toosoo Toosoo isku tiirsadaee
Kala soco GOS baraha



Nocsom website

Soomaliya oo biladda maarta ka heshay orodka 1500 mitir, cayaaraha da'yarta Olombikada wadamada soonka shanaad+Sawirro

0
Friday April 05, 2019 - 17:24:58 in Xiriirka Ciyaaraha Fudud by Nocsom Editor
  • Visits: 3900
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Soomaliya oo biladda maarta ka heshay orodka 1500 mitir, cayaaraha da'yarta Olombikada wadamada soonka shanaad+Sawirro

    Ciyaaryahanka Cabadullahi Jaamac Maxamed ayaa kaalinta saddexaad ka galay orodka 1500 mitir oo manta kadhacay magaalada Kigali ee dalka Rwanda oo tartanka marti gelinaysa.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciyaaryahanka Cabadullahi Jaamac Maxamed ayaa kaalinta saddexaad ka galay orodka 1500 mitir oo manta kadhacay magaalada Kigali ee dalka Rwanda oo tartanka marti gelinaysa.

Cabdullahi Jaamac oo kamid ahaa cayaaryahanada Guddiga Olombikada qaranka Soomaaliyeed ku matalay cayaaraha Olombikada wadamada Soonka shanaad 2019 ayaabiladda maarta ku guulaystay kadib markii uu ku orday 3’58’13.


Tartanka waxaa kaalinta koowaad ka galay Melkem Zegeye Wube oo dalka Ehtiopia u dhashay ayaa kalinta Koowaad galay kaasoo ku orday 3’57’09. Halka uu kaalinta labaad u galay cayaaryahan Bitoyi Jean de Deui oo dalka Burundi u dhashay.



Cayaaryahanka Xulka qaranka dalkeena Soomaaliya ayaa ka hormaray cayaaryahanada, Meron Goitom Yemawi oo dalka Ereterea u dhashay. Kiplangat Joel oo dalka Uganda ka socday iyo Otimar Kesurapeter oo South SudanMatalayay.


" Aad ayuu ugu dhawaaday inuu Biladda dahabka ama biladda Qalinka kuguulaysto sidaasi waxaa yiri Guddoomiyaha Ku xigeenka xiriirka cayaaraha Fudud oo   faarax Cali Macalin oo ka mid ah wafdiga Soomaaliya ee tartanka ka qayb galaya”.


Waa natiijo kale oo wanaagsan oo usoo hoyatay Soomaaliyakadib markii tartankii labaad oo xiriir ah ay bilado kasoo hoyeen, waana dadaalkii iyo juhdiga ay Guddiga Olombikada Soomaaliyeed ku bixiyeen cayaartoyda heer qaran ee cayaarahafudud o o kuwaa oo labadii sano ee lasoo dhaafay xero dhamaystiran ku qaadanayay gudaha dalka iyo dibadiisa.


15 Maarso 2019 ayay Dalka Jabuuti Soomaaliya ka heshay laba billad oo dahab ah kadib markii ay kaalinta koowadka galeen tartanka oroka800 iyo 1500 mitir.

 Waaxda Warfaafinta GOS

 Info@nocsom.com

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


 
© Xuquuqda website-kan waxa ay u gaar tahay Guddiga Olombikada Soomaaliyeed 2005 - 2024     -     Website-kan waxaa dhistay: Shirkadda Ileys Inc.