Last update: Friday, March 27 2020 - 13:33:31
Nocom Facebook pageFacebook | Nocom Twitter pageTwitter | Nala Xiriir | Profile | E-mail-ka aqriso | English |
Guddiga Olombikada Soomaaliyeed

Bogga Hore
Doorashooyinka
Profile Xulka Wararka Albumka Sawirada Barnaamijyo Maqal ah Maqal iyo Muuqaal Dalka Soomaaliya Nala Xiriir
Bogagga Ciyaaraha
Barnaamijyo Maqal ah
No image Soomaaliyeey Toosoo Toosoo isku tiirsadaee
Kala soco GOS baraha



Nocsom website

Guddoomiyaha GOS oo IOC ugu Tacsiyeeyey Geeridii Samaranch

0
Thursday April 22, 2010 - 20:22:42 in Wararka Gudaha by Super Admin
  • Visits: 1929
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Guddoomiyaha GOS oo IOC ugu Tacsiyeeyey Geeridii Samaranch

    Guddoomiyaha GOS Mudane Aden Haji Yeberow Wiish ayaa ugu tacsiyeeyey Guddiga Olimbikada Adduunka tacsidii ku timid Guddoomiyihii hore ee IOC_da Mr. Juan Antonio Samarnch.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddoomiyaha GOS Mudane Aden Haji Yeberow Wiish ayaa ugu tacsiyeeyey Guddiga Olimbikada Adduunka tacsidii ku timid Guddoomiyihii hore ee IOC_da Mr. Juan Antonio Samarnch. Guddoomiyaha Guddiga Olimbikada Soomaaliyeed Mudane Aden Haji Yeberow Wiish ayaa ugu tacsiyeeyey Guddiga Olimbikada Adduunka geeridii ku timid Guddoomiyihii hore ee IOC_da Mr. Juan Antonio Samarnch oo ku geeriyooday magaalada Barcelona ee dalka Spain 21_kii April 2010. Mr. Samaranch ayaa wuxuu aha guddoomiyihii Guddiga Olimbikada Adduunka 1980 illaa 2001. Mr Samaranch ayaa xiliigii uu ahaa guddoomiyihii IOC wuxuu sameeyey horumaro badan oo la taaban karo taasoo ka mid ah uu IOC_da ka dhigay mid cagaheeda ku istaagta dhaqaale ahaan iyadoo la ogyahay in intuusan qaban xilka guddoomiyaha ay IOC la ciireysa dhaqaale darro baahsan oo soo wajahday. Isku soo wada duube inta ku abtirsata qoyska Olimbikada ama Olympic Family ayaa maanta waxay ay weysay hogaamiye qaali ah kaasoo horumar weyn gaarsiiyey baahinta Olimbikada caalmaka oo idil.   Xafiiska Warbaahinta GOS


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


 
© Xuquuqda website-kan waxa ay u gaar tahay Guddiga Olombikada Soomaaliyeed 2005 - 2024     -     Website-kan waxaa dhistay: Shirkadda Ileys Inc.