Last update: Friday, March 27 2020 - 13:33:31
Nocom Facebook pageFacebook | Nocom Twitter pageTwitter | Nala Xiriir | Profile | E-mail-ka aqriso | English |
Guddiga Olombikada Soomaaliyeed

Bogga Hore
Doorashooyinka
Profile Xulka Wararka Albumka Sawirada Barnaamijyo Maqal ah Maqal iyo Muuqaal Dalka Soomaaliya Nala Xiriir
Bogagga Ciyaaraha
Barnaamijyo Maqal ah
No image Soomaaliyeey Toosoo Toosoo isku tiirsadaee
Kala soco GOS baraha



Nocsom website

GOS oo ka qeybgashay Olympic Solidarity Forum

0
Tuesday May 11, 2010 - 14:31:37 in Wararka Gudaha by Super Admin
  • Visits: 2097
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    GOS oo ka qeybgashay Olympic Solidarity Forum

    Xubno ka ka socda Guddiga Olimbikada Soomaaliyeed oo uu hogaaminaayo Xoghayaha Guud ee GOS Mudane Cabdullahi A. Tarabi ayaa ka qeybgalay OS Forum.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xubno ka ka socda Guddiga Olimbikada Soomaaliyeed oo uu hogaaminaayo Xoghayaha Guud ee GOS Mudane Cabdullahi A. Tarabi ayaa ka qeybgalay OS Forum. Forum_kaas ayaa waxaa lagu qabtay magaalda Dare-Salaam ee wadankaasi Tanzania 3-4 Maajo 2010. Forum_kaas waxaa soo qaban qaabiyey Guddiga Olimbikada Adduunka waaxdiisa Olympic Solidarity. Forum_kaas waxaa ka soo qeb galay in ka badan 60 ka qeybgalayaal oo ka kala yimid 25 dal oo afrikaan ah oo ah wadamada ku hadla luqada English_ka. Waxaa halkaas casharo ka soo jeediyey madax ka socoto Guddiga Olimbikada Addunka, Maxkamada Sare ee Isboortiga iyo ANOCA. Casharadaas lagu baranaayey ayaa waxaa ka mid ahaa madaxbanaanida isboortiga, maamul wanaaga, dhexdhexaadinta iyo garsoorka isboortiga. Intii uu socday ayaa waxaa lagu soo bandhigay warbixino ku saabsan xiriirka Guddiga Olimbikooyinka Qaranka iyo dawladaha. Warbixintaas  ayaa waxaa u soo jeediyey GOS Xogyahay Guud Mudane Cabdullahi A. Tarabi oo halkaas ku soo bandhigay warbixin ku saabsan xiriirka ka dhaxeeya GOS iyo dawlada. Gebabadii ayaa waxaa halkaas laysku weydaarsaday su'aalo iyo jawaabo sida ugu haboon oo loo horumarin karo korna loogu qaadi karo madaxbanaanida iyo maamulka Isboortiga.      Waaxda Warbaahinta ee GOS     


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


 
© Xuquuqda website-kan waxa ay u gaar tahay Guddiga Olombikada Soomaaliyeed 2005 - 2024     -     Website-kan waxaa dhistay: Shirkadda Ileys Inc.