Last update: Friday, March 27 2020 - 13:33:31
Nocom Facebook pageFacebook | Nocom Twitter pageTwitter | Nala Xiriir | Profile | E-mail-ka aqriso | English |
Guddiga Olombikada Soomaaliyeed

Bogga Hore
Doorashooyinka
Profile Xulka Wararka Albumka Sawirada Barnaamijyo Maqal ah Maqal iyo Muuqaal Dalka Soomaaliya Nala Xiriir
Bogagga Ciyaaraha
Barnaamijyo Maqal ah
No image Soomaaliyeey Toosoo Toosoo isku tiirsadaee
Kala soco GOS baraha



Nocsom website

Xiriirka Kubadda Cagta

Aqoon is-waydarsi hal maalin ah oo loo qabtay xeer ilaaliyaasha

0 Visits: 1085 | Monday November 10, 2014 - 17:19:18
Waxaa Maalinimadii shalay Magaaalada muqdisho ka dhacay seminaar aqoon is-waydaarsi kaa soo loo qabtay xeer ilaaliyaasha iyo kormeerayasha garsoorka xiriirka Soomaaliyeed ee kubadda cagta , Seminaarkan oo hal maalin kaliya ku koobnaa waxaa soo qaban qabiyay xiiriirka Soomaliyeed ee kubadda cagta, waxuuna…

Read More »

Xilliyada ay furmayaan horyaalada dalka oo la shaaciyay.

0 Visits: 1015 | Monday October 06, 2014 - 19:49:58
Xiriirka Soomaaliyeed ee kubadda Cagta ayaa shaaca ka qaaday xiliga uu furmi doono horyaalka heerka 1-aad ee dalka ee Nation Link Telecom Championship oo ah tartan isboortiyeedka ugu shacbiyadda badan dalka. Waxaa sidoo kale shaaca laga qaaday xilliyada ay furmayaan horyaalada heerarka B iyo C ee xilli…

Read More »

Wakiilka Xiriirka K/Cagta Soomaaliya ee UK oo dalka dib ugusoo laabtay.

0 Visits: 1125 | Monday August 04, 2014 - 17:30:47
Waxaa magaalada Muqdsiho soo gaaray wakiilka Xiriirka Soomaaliyeed ee kubada Cagta u jooga dalka Ingriiska Dr Cabdi Colaad Raage oo safar shaqo ku yimid dalka si uu ugu kuur galo dadaalada xiriirka kubada cagta ee dalka gudihiisa ka soconaya, isagoo isla markaana xiriirka usoo gudbin doona qorshe horumarineed…

Read More »

 
© Xuquuqda website-kan waxa ay u gaar tahay Guddiga Olombikada Soomaaliyeed 2005 - 2024     -     Website-kan waxaa dhistay: Shirkadda Ileys Inc.