Last update: Friday, March 27 2020 - 13:33:31
Nocom Facebook pageFacebook | Nocom Twitter pageTwitter | Nala Xiriir | Profile | E-mail-ka aqriso | English |
Guddiga Olombikada Soomaaliyeed

Bogga Hore
Doorashooyinka
Profile Xulka Wararka Albumka Sawirada Barnaamijyo Maqal ah Maqal iyo Muuqaal Dalka Soomaaliya Nala Xiriir
Bogagga Ciyaaraha
Barnaamijyo Maqal ah
No image Soomaaliyeey Toosoo Toosoo isku tiirsadaee
Kala soco GOS baraha



Nocsom website

Wararka Dibadda

Xiriirka Doomaha Soomaaliyeed oo ka qayb galay shir ka dhacay Dalka Ingiriiska+ Sawirro

0 Visits: 2525 | Sunday March 15, 2015 - 20:03:43
Shirkan oo ay soo qaban qaabiyeen Xiriirka Doomaha Caalamka (FISA) iyo Guddiga Olombikada Caalamka IOC ayaa ka dhacay Magaalada London ee dalka Ingiriiska waxaana ka qayb galaya dalalka ku midaysan xiriirka Doomaha Caalamka oo ay soomaaliya qayb ka tahay.

Read More »

Guddiga Olimbikada Adduunka oo guddoomiye cusub doortay.

0 Visits: 2601 | Wednesday September 11, 2013 - 12:37:26
Thomas Bach oo u dhashay dalka Jarmalka horeyna u ahaa guddoomiye ku-xigeenka guddiga olimbikada adduunka (IOC) ayaa loogu doortay magaalada Bounes Aires ee dalka Argentine in uu noqdo guddoomiyihii sagaalaad ee hogaamiya hay’adda ugu wayn sportga dunida ee IOC da.

Read More »

Magaalada Bounes Aires oo loo doortay martigelinta cayaaraha Olimbikada ee dhalinyarada.

0 Visits: 2688 | Friday July 05, 2013 - 02:33:40
Kulan aan caadi ahayn oo maanta ka dhacay xarunta Guddiga Olimbikada Adduunka ee magaalada Lausanne ayaa uu guddoomiyaha GOA waxa uu uga dhawaaqay in magaalada Bounes Aires ee dalka Argentineloogu doortay in ay martigeliso tartanka dhalinyarada cayaaraha olimbikada ee sanadka 2018.

Read More »

Olombikada aduunka oo abaal marin siisay Xoghayaha Guud ee Q/M

0 Visits: 3013 | Thursday June 06, 2013 - 00:02:27
Guddoomiyaha guddiga Olombikada duunka Dr Jacques Rogge ayaa abaal-marinta ugu sareysa ee Olombikada duunka guddoonsiiyay xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Ban Ki-Moon, waxaana munaasabada guddoonsiinta abaalamarintaasi ay maanta ka dhacday magaalada NewYork halkaas oo uu ka furmay shirweynaha caalamiga…

Read More »

La taliyaha guddoomiyaha GOS oo la kulmay duqa magaalada Roma.

0 Visits: 2749 | Friday May 11, 2012 - 00:39:05
La taliyaha guddoomiyaha Guddiga Olimbikada Soomaaliyeed ahna guddoomiyaha ururka midaynta qurbajoogta sport ga soomaliyeed Axmed-Nuur Maxamed Xaashi (Sayga) oo booqasho ku jooga dalka Talyaaniga ayaa ka qaybgalay bandhig dhaqan iyo sport oo ka dhacay magaalada Roma lana kulmay duqa magaaladaasi iyo…

Read More »

Kulamadii ANOC iyo kii Olimbikada iyo wasiirada sport ga adduunka oo la soo gabagabeeyey.

0 Visits: 4050 | Friday May 11, 2012 - 00:21:30
Waxaa shalay oo talaado ahayd lagu soo gabagabeeyey magaalada Moscow ee dalka Ruushka shirweynihii 18aad xubnaha ururka ANOC iyo kulanweynihii labaad Sportiga Olympicada Adduunka (World Olympic Sport Convention) ayadoo labadaasi kulana ay dalkeena Soomaaliya goobjoog uga ahaayeen wasiiru-dawlaha wasaaradda…

Read More »

 
© Xuquuqda website-kan waxa ay u gaar tahay Guddiga Olombikada Soomaaliyeed 2005 - 2024     -     Website-kan waxaa dhistay: Shirkadda Ileys Inc.