Last update: Friday, March 27 2020 - 13:33:31
Nocom Facebook pageFacebook | Nocom Twitter pageTwitter | Nala Xiriir | Profile | E-mail-ka aqriso | English |
Guddiga Olombikada Soomaaliyeed

Bogga Hore
Doorashooyinka
Profile Xulka Wararka Albumka Sawirada Barnaamijyo Maqal ah Maqal iyo Muuqaal Dalka Soomaaliya Nala Xiriir
Bogagga Ciyaaraha
Barnaamijyo Maqal ah
No image Soomaaliyeey Toosoo Toosoo isku tiirsadaee
Kala soco GOS baraha



Nocsom website

Wararka Gudaha

Bahwaynta sport ga adduunka oo ka tiiraanyeysan geerida madaxda Sport ga Soomaaliyeed.

0 Visits: 1958 | Thursday May 10, 2012 - 23:03:20
Waxaa ku soo dhacaya xafiiska guddoomiye-ku xigeenka guddiga olimbikada Soomaaliyeed waraaqo tacsi ah oo ka kala imaanaya madaxda sport ga adduunka iyo waliba shacabka Soomaaliyeed ee sport ga jecel kuwaasoo aad uga tiiraanyeysan geeridii naxdinta lahayd ee shalay ku timid guddoomiyayaashii GOS iyo…

Read More »

Tacsi Tiriaanyo Leh

0 Visits: 1425 | Sunday March 11, 2012 - 20:33:48
Guddomiyaha Guddga Olmbikada Soomaaliyeed Aadan Xaaji Yabarow (Wiish) ku xigeenkiisa Duran Axmed Faarax, xoghayaha Guud ee GOS Cabdullaahi Axmed Tabarbi, Maamulaha xafiiska GOS Maxamed cabdow Xaaji

Read More »

Tartanka Daimler cup oo lagu qabtay Soomaaliya

0 Visits: 1758 | Saturday January 21, 2012 - 20:50:55
Guddiga Olombikada Soomaaliyeed ayaa si guul ah kusoo gabagabeeyay tartanka Daimler Cup oo ka dhacay xarunta cusub ee OlympAfrica ay ku ku yeelaneyso dalka Soomaaliya oo ku taala magaalada Garowe ee xarunta maamul gobaleedka Soomaaliyeed ee Puntland.

Read More »

Xiriirka Shataranjiga iyo maamulayaasha dugsiyada oo kulmay

0 Visits: 1824 | Monday November 07, 2011 - 17:27:21
Xarunta ururka Midowga ardayda ee magaalada Muqdisho waxaa maanta kulan ballaaran ku yeeshay Guddoomiyaha Xiriirka Shataranjiga Soomaaliya iyo maamulayaasha shan dugsi oo ku yaala Gobolka Banaadir, kulankaasi oo looga hadlayay diyaar garowga tartanka ciyaarta Shataranjiga ee ardayda dhigata dugsigaasi.

Read More »

Guddoomiyaha GOS oo diraya hambalyo munaasabada ciida awgeed.

0 Visits: 1877 | Sunday November 06, 2011 - 08:21:36
Wax yar ka hor bilashada ciida Al Adxa oo ka mida ciidaha ugu waaweyn Islaamka ayaa guddoomiyaha guddiga Olombikada Soomaaliyeed Aadan xaji yabarow (Wiish) waxaa uu dhambaal hambalyo ah udray dhamaan umadaha Muslimiinta gaar ahaana shacabka Soomaaliyeed munaasabada ciida awgeed.

Read More »

Xafladda Xiriitaanka Koobka Koobabka ee XSKK

0 Visits: 2051 | Wednesday July 27, 2011 - 19:30:30
Xriirka Soomaaliyeed ee kubadda kolayga ayaa magaalada Muqdisho ku qabtay xaflad si heer sare loo soo agaasimay. Xafladaas ayaa lagu bixinaayey abaalmarinadii tartanka 26aad ee koobka Jeneraal Daa'uud.

Read More »

Guddoomiyaha GOS oo shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabada xorriyada.

0 Visits: 1980 | Sunday July 03, 2011 - 17:41:13
Guddoomiyaha Guddiga Olombikada Soomaaliyeed Aadan Xaaji yabarow (Wiish) ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabada qaranimada Soomaaliya.

Read More »

Kulankii Madaxda wufuudda tartanka cayaaraha Carabta oo lagu soo gabagabeeyey magaalada DOHA

0 Visits: 2057 | Thursday June 30, 2011 - 01:40:07
Waxaa Magaalada Doxa ee dalka Qatar lagu soo gabagabeeyey shirkii madaxda wufuudda tartanka cayaaraha Carabta (Chef De Missions). Waxaa Shirkaas Guddiga Olympicada Somaliyeed uga qeyb galay macallinka qaranka Somaliyeed ee kubbadda Koleyga ahna madaxa wafdiga Somaliyeed

Read More »

Sannad Guuradii 30aad ee asaaskii ANOCA iyo shir sanadeedkedii oo lagu soo gabagabeeyey caasimada Toogo ee Lome

0 Visits: 1921 | Thursday June 30, 2011 - 00:23:14
Waxaa ka socday maalmihii 27 - 28/06/11, magaalada Lome ee waddanka Toogo, dabaaldegga sannad guuradii 30aad ee xilligii la aasaasay ururka Association of National Olympic Committees of Africa (ANOCA) iyo shirweynihii aan caadiga aheyn ee xubnaha ANOCA. Kullankaan oo ay kasoo qayb galeen madaxda dhamman…

Read More »

GOS oo xustay maalinta Olombikada aduunka

0 Visits: 2003 | Saturday June 25, 2011 - 19:19:11
Shalay gellinkii dambe ayaa waxaa magaalada Muqdisho lagusoo gaba gabeeyay tartamo isboorti oo muddo 2 maalmood ah soconayay kuwaas oo guddiga Olombikada Soomaaliyeed uu ku weyneynayay maalinta Olombikada aduunka ee Olympic Day.

Read More »

XSCF oo Qabtay Tartanka 16-aad Koobka Jen. Daa`uud Ciyaaraha Fudud

0 Visits: 1968 | Wednesday December 22, 2010 - 17:41:30
Tartanka 16-aad Koobka Jen. Daa`uud Ciyaaraha Fudud ee ayaa waxaa ka furmay garoonka Dugsiga Sare Booliska [Scuola Plozia] ee Magaalada Muqdisho, waxaana lagu wadaa inuu socda 21-24/12/2010 iyadoo lagu tartamayo qeybaha kala duwan ee ciyaaraha fudud.

Read More »

GOS oo Qabatay Shirkii ugu Horeeyey ee Istaraatiijiyada GOS

0 Visits: 1879 | Saturday December 11, 2010 - 12:34:35
GOS ayaa waxay qabatay shirkii ugu horeeyey ee istaraatiijiyada GOS ee 4 sano soo socota. Shirkaas ayaa wuxuu ka dhacay Djibouti. In la sameeyo istaraatiijiyada fog ee GOS ayey waxay ka dambeysay talo soo jeedintii Mr. Abdirashid Haji-nor ee buugiisa qalinjebinta koorsada 13aad ee Memoska.

Read More »

GOS oo ka Qeyb Gashay Congress 17aad ee ANOC

0 Visits: 1862 | Thursday October 21, 2010 - 13:40:13
Waxaa ka furmay maalintii talaadada 19 Oct 2010 magaalada Acapulco ee cariga Mexico shirweynihii 17aad ee urur weynaha Olympicada qaramada adduunka (Associationa of National Olympic Committees).

Read More »

GOS oo Maalgelisay Ciyaaro ooy soo qabanqaabisay Somali GFP-Puntland Region

0 Visits: 2155 | Thursday September 09, 2010 - 02:20:29
Waxay GOS maalgelisay ciyaaro loo qabtay dhallinyaro yar yar oo ku jirta kaamamka qaxootiga ama (IDPs) Puntland. Waxaa ciyaarahaas soo qabanqaabiyey ururka somali Generations for Peace qeybta Puntland. Click Below Link

Read More »

Maalinta Olimbikada oo Laga Xusay Soomaaliya

0 Visits: 2124 | Friday June 25, 2010 - 15:48:21
Munaasabadda Maalinta Olambikada Adduunka (Olympic Day) ayaa waxaa si weyn looga xusay dalka Soomaaliya , garoonka Olympic Fitness Center ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa lagu qabtay tartamo isboorti oo kala duwan kaasoo lagu weynaynayo munaasabadda 23-ka June oo ku astaysan maalinta Olambikada Adduunka

Read More »

GOS oo ka qeybgashay Olympic Solidarity Forum

0 Visits: 2099 | Tuesday May 11, 2010 - 14:31:37
Xubno ka ka socda Guddiga Olimbikada Soomaaliyeed oo uu hogaaminaayo Xoghayaha Guud ee GOS Mudane Cabdullahi A. Tarabi ayaa ka qeybgalay OS Forum.

Read More »

Xiriirka Kubadda Gacanta Soomaaliya oo Horumarin dhinacyo badan leh ugu Ambabaxay Jabuuti

0 Visits: 2142 | Monday May 03, 2010 - 14:01:34
Waxaa galabnimadii Jimcaha gaaray Jabuuti wafdi aad u balaaran ee ka socda Xiriirka Kubadda Gacanta Soomaaliya oo isugu jira ciyaartoyda Qaranka Gabdhaha kubadda gacanta ee da

Read More »

Warbixinta GOS March 2009-February 2010

0 Visits: 1951 | Thursday April 29, 2010 - 15:58:58
GOS ayaa waxay soo saartay buug ka hadlaayo waxqabdkii GOS ee March 2009 illaa Febraayo 2010. Click ku dheh Link_ka hoose.

Read More »

Guddoomiyaha GOS oo IOC ugu Tacsiyeeyey Geeridii Samaranch

0 Visits: 1930 | Thursday April 22, 2010 - 20:22:42
Guddoomiyaha GOS Mudane Aden Haji Yeberow Wiish ayaa ugu tacsiyeeyey Guddiga Olimbikada Adduunka tacsidii ku timid Guddoomiyihii hore ee IOC_da Mr. Juan Antonio Samarnch.

Read More »

Guddoomiyaha GOS oo u hambalyeeyey XSKC

0 Visits: 1926 | Saturday April 10, 2010 - 22:57:19
Guddoomiyaha Guddiga Olambikada Soomaaliyeed Aadan Xaaji Yabaroow [Wiish] ayaa Hambalyo iyo bogaadin u diray xulka kubadda cagta oo guul weyn ka soo hoyay ciyaar ka tirsan isreebreebka CAF U17 oo ka dhacay dalka Jabuuti.

Read More »

 
© Xuquuqda website-kan waxa ay u gaar tahay Guddiga Olombikada Soomaaliyeed 2005 - 2024     -     Website-kan waxaa dhistay: Shirkadda Ileys Inc.