Last update: Friday, March 27 2020 - 13:33:31
Nocom Facebook pageFacebook | Nocom Twitter pageTwitter | Nala Xiriir | Profile | E-mail-ka aqriso | English |
Guddiga Olombikada Soomaaliyeed

Bogga Hore
Doorashooyinka
Profile Xulka Wararka Albumka Sawirada Barnaamijyo Maqal ah Maqal iyo Muuqaal Dalka Soomaaliya Nala Xiriir
Bogagga Ciyaaraha
Barnaamijyo Maqal ah
No image Soomaaliyeey Toosoo Toosoo isku tiirsadaee
Kala soco GOS baraha



Nocsom website

Xiriirka Kubadda Kolayga

Kooxda I.L.S oo Ku Guulaysatay Ciyaaraha 3×3 ee kubadda Kolayga +Sawirro

0 Visits: 1518 | Wednesday June 17, 2015 - 13:29:48
Kulamadi semi finaalka iyo fiinaalka ciyaaraha kubadda kolayga 3×3 oo galabta la wada ciyaaray ayaa semi finaalka koowaad waxaa wada ciyaarahay kooxaha Dekedda iyo Heegan waxaana 13-11 ay guusha ku raacday kooxda Heegan.

Read More »

Tartankan kubadda Kolayga 3×3 Oo Maanta Muqdisho Ka Furmay+Sawirro

0 Visits: 1276 | Friday June 12, 2015 - 19:48:34
Tartanka kubadda Kolayga 3×3 oo maanta marki ugu horeysay ka furmay garoonka Wiish ee Magaalada Muqdisho, Munaasabda furitaanka waxaa kasoo qayb galay masuuliyiin ka soctay wasaaraddda dhalinyarada iyo isboortiga Guddiga olombikada Soomaaliyeed, Madaxda Shirkada StarSom oo tartankan maal gelinaysa…

Read More »

XSKK oo bixiyay Abaalmarinadi koobka Gen.Daa'uud

0 Visits: 1771 | Saturday April 25, 2015 - 14:08:52
Xiriirka Soomaaliyeed ee kubada kolayga ayaa maanta muqdisho ku qatbay ciyaar lagu bixinayay abaalmarinadii koobka Jenaraal Daa'uud . ciyaartan ooahayd mid Saaxibtinimo ayaa dhex maftay kooxda Muqdisho City oo diyaargarow ugu jirta ciyaaraha magaalooyinka Afrika Inter City, iyo xiddgiga laga soo…

Read More »

Kooxda I.L.S oo si xarago leh ugu guulaysatay koobka Jen.Daa'uud

0 Visits: 1369 | Monday April 06, 2015 - 12:02:57
Kooxaha kubada kolayga I.L.S iyo Heegan ayaa ku kulmay Garoonka Wiish kulankii ugu dambeeyay koobka kubada kolayga Jen.Daa'uud, waxaana ciyaartan u soo daawasho tagay Masuuliyiin ka socotay wasaarada dhalinyarada iyo isboortiga, GOS, Xiriirada, Cayraartoy hore iyo taageerayaasha labada koox oo si…

Read More »

Gabdhaha Horseed oo 3 ulan oo xiriir ah garaacaay Heegan iskuna darsaday............

0 Visits: 1391 | Wednesday March 25, 2015 - 14:55:39
Gabdhaha kooxaha kubadda kolayga Horseed iyo Heegan ayaa galabta ku kulmay kulankii sedexeed ee koobka kubadda kolayga Jen.Daa'uud ayagoo isla markaana ku koolamayey koobka Maaliinta Qaaxada Aduunka.

Read More »

Gabdhaha Horseed oo ku guulaysaty koobka Jen.Daa'uud

0 Visits: 1454 | Sunday March 22, 2015 - 19:37:03
Gabdhaha kubadda kubada kolayga Horseed ayaa ku guulaystay koobka kubadda kolayga Jen.Daa'uud kadib guul ay ka gaareen Gabdhaha Heegan.

Read More »

Koobka Jeranaal Daa'uud ee gabdhaha oo Muqdisho ka furmay+Sawiro

0 Visits: 1351 | Sunday March 22, 2015 - 19:13:27
Xiriirka Soomaaliyeed ee kubada kolayga ayaa shalay garoonka Wiish ka daah furay koobka kubadda kolayga Jeneraal Daa'uud 2015 ee dhanka gabdhaha.

Read More »

Kooxda I.L.S oo talaab u jirsatay koobka JD kadib guul ay xalay ka gaartay Dekedda+Sawirro

0 Visits: 1532 | Thursday March 19, 2015 - 13:53:29
Kooxda kubadda kolayga ee I.L.S ayaa ka adkaaday kooxda Dekedda kulan ka tirsan koobka kubada kolayga Jenaraal Daa'uud oo ka dhacay garoonka Wiish.

Read More »

Kooxda Heegan oo ka adkaatay Horseed kulan ka tirsan koobka Genaraal Daa'uud

0 Visits: 1773 | Saturday March 14, 2015 - 16:18:29
Kooxaha kubadda Kolayga Heegan iyo Horseed ayaa ku kulmay garoonka Wiish kulan ka tirsan wareega labaad ee koobka kubadda kolayga Jeraraal Daa'uud.

Read More »

I.L.S oo guul ka gaaray Plasma kulan ka tirsan koobka Jenaraal Daa'uud

0 Visits: 1347 | Friday March 13, 2015 - 16:59:31
Kooxaha kubadda kolayga I.L.S iyo Plasma ayaa ku kulmay garoonka Wiish ( Ex Luujino) kulan katirsanaa wareega labaad ee koobka kubada kolayga Jenearaal Daa'uud.

Read More »

Cayaar habeeneedka Muqdisho oo soo jiitay quluubta cayaartoy hore iyo masuuliyiin (WARBIXIN)

0 Visits: 1310 | Tuesday March 10, 2015 - 12:42:04
Ogaalka bulshada ayaa ah in cayaaraha kubadda Kolayga ee habeen la ciyaaro inay furmeen 25-ka bisha January2015, kadib 24 sano iyadoo daah furkiisa ay door wanaagsan ka qaadatay marwada madaxweynaha dowladda Soomaaliya Sahro Cumar Xasan, iyo madax kale oo isla dowladda ah.

Read More »

Gos oo kulan horumarinta looga hadlayo la yeeshay Guddoomiye XSKK Cadaani

0 Visits: 2767 | Monday November 24, 2014 - 19:45:38
Guddiga Olombikada Soomaaliya oo dadaal ugu jira sidii ay xiriirada isboortiga dalka sare ugu qaadi lahaayeen waxqabadkooda ayaa kulan la qaatay Xiriirka Soomaaliyeed ee kubadda kolayga. waxaana kulankan ka qayb qaatay Guddoomiya Gos Cabdulaahi Axmed Tarabi,xoghayaha Gos Duraan Axmed Faarax iyo Guddoomiyaha…

Read More »

Soomaaliya oo ka qeybgashey Shir-weynihii FIBA Africa 2014,oo lagu doortey hogaan cusub oo qaaradda ah

0 Visits: 1504 | Monday August 04, 2014 - 17:24:47
Xiriirka Kubadda koleyga Soomaaliya ayaa si weeyn uga soo muuqdey kuraasta iyo Shirarka caalamiga ah, gaar ahaan qaaradda africa ee FIBA AFrica,kadib markii Ku-simaha GXSKK iyo Xoghayaha XSKK ay ka qeybgaleen Congresskii 16-aad ee FIBA Africa oo 31'ka July-1da Augost ka dhacay caasimadda Madagascar…

Read More »

Tartankii Kubadda Koleyga ee Zone V oo dib u dhacay

0 Visits: 1336 | Saturday June 07, 2014 - 14:09:04
Waxaa lagu wadey in bartamaha bishan Juunyo dalka Ugandha uu ka bilaamo tartankii kubadda koleyga ee dalalka Bariga iyo Bartamaha qaaradda Africa oo dalkeena Soomaaliya qeyb ka ahaa,laakiin tartankaasy ayaa dib u dhacay.

Read More »

Heegan oo ku guulaysatay Horyaalka kubadda kolayga dalka (Sawirro)

0 Visits: 1525 | Saturday May 10, 2014 - 14:03:34
kooxaha kubada kolayga Heegan iyo I.L.S ayaa ku kulmay garoonka Wiish ( Ex Luujino) kulakii ugu adkaa Horyaalka oo ay labada koox ku dagaalamayeen sidii ay koox waliba u xajisan lahayd hogaanka ,ciyaartan oo ahayd mid aad u xiiso badan waxaa u soo daawasho tagay Madaxda Gos, madaxda Xiriirada Ciyaartoydii…

Read More »

Xafladda Xiriitaanka Koobka Koobabka ee XSKK

0 Visits: 2433 | Wednesday July 27, 2011 - 19:30:59
Xriirka Soomaaliyeed ee kubadda kolayga ayaa magaalada Muqdisho ku qabtay xaflad si heer sare loo soo agaasimay. Xafladaas ayaa lagu bixinaayey abaalmarinadii tartanka 26aad ee koobka Jeneraal Daa'uud.

Read More »

GOS oo Soo Gababaysay Tababar Tababarayaasha Kubadda Kolayga

0 Visits: 2472 | Friday February 12, 2010 - 17:31:37
.

Read More »

 
© Xuquuqda website-kan waxa ay u gaar tahay Guddiga Olombikada Soomaaliyeed 2005 - 2024     -     Website-kan waxaa dhistay: Shirkadda Ileys Inc.